Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Puntland oo ciidamo dhinaca Badda ka gala u dirtay degmada Qandala

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Puntland oo ciidamo dhinaca Badda ka gala u dirtay degmada Qandala
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in ciidammo gaar ah ay u direen degmada Qandala kuwaasi oo ka soo galaya dhinaca Badda, si guud ahaan degmada looga saaro maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Daacish oo horay u qabsaday degmadaas.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Ibraahim Saciid Saalax ayaa soo sheegaya in ciidamadaan sidoo kale loogu talagalay inay ka hor tagaan kooxaha Argagixisada oo laga yaabo inay gurmad ka helaan xaga Badda.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Ciidamada Puntland ayaa haatan kaabiga ku haaya degmada Qandala iyadoo shalayna uu dagaal xoogan dhexmaray ciidanka Puntland iyo Maleeshiyada Argagixisada ah.

Saraakiisha Puntland ayaa sheegay in maleeshiyadaan ay gabaad ka dhiganayaan dhulka Buuralayda ah ee Qandala, hayeeshee waxay sheegeen inay howlgalada siisocon doonaan ilaa ay ka saaraan maleeshiyadaan degmada ka tirsan gobalka Bari.

Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee ku sugan qaybo ka mid ah Soomaaliya ayaa dhibaato badan ku haaya dad Soomaaliyeed iyada oo waliba deegaanada qaar ay ku dhufteen Abaaro aad u saameeyay dadka iyo duunyada.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Socdaalkii Madaxweynaha Soomaaliya ee Kismaayo

Next Post

Madaxweynaha Dalka oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka billowday

Next Post
Madaxweynaha oo maanta khudbad ka jeediyey xarunta baarlamaanka

Madaxweynaha Dalka oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka billowday

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In