Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Putin, Rouhani, Erdogan o maanta ku kulmaya magaalada Tehran

admin by admin
8 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Putin, Rouhani, Erdogan o maanta ku kulmaya magaalada Tehran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 Madaxweynayaasha Iran, Ruushka iyo Turkiga ayaa ku kulmaya Tehran si ay uga wada hadlaan qaabka mustaqbalka waddanka Siiriya  loo xasilin lahaa ka dib sannado badan oo dagaal sokeeye ah ka socday ,iyada oo ay jiraan weeraro milatari oo ay iska kaashanayaan Dawladasaai si dib loogu soo celiyo gacanta Ciidamada Dawlada Siiriya magaalada Idlib.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulanka Jimcaha, Hasan Rouhani, Vladimir Putin iyo Recep Tayyip Erdogan ayaa la filayaa in ay saxiixaan heshiis ku saabsan iskaashiga milatari ee ka socda dalka Suuriya, xuquuqda dib u celinta qaxootiga ku  barakacay iska horimaadka ama dagaalada,  sameynta guddi baaritaan ku sameeya dhacdooyinka iyo dhibaatada  dadka la xiray xukuumadda ama kuwa la waayay intii ay socdeen dagaaladaasi, sida laga soo xigtay wasaaradda arrimaha dibedda ee Iran.

Dagaalka sokeeye ee Suuriya,ayaa socda  sannadkii siddeedaad,  in ka badan nus milyan milyan oo qof oo reer Suuriya ah ayaa ku geeriyoodey , 11 milyan oo qof – in ka badan kala bar dadkaasi waxay ku barakaceen gudaha dalka ama dadalka deriska ayey ku nool yihiin ama qaxooti ku yihiin gudaha  dalalka Lubnaan, Jordan, Turkiga iyo Yurub.

Previous Post

Dhulgariir ka dhacay Japan oo geystey khasaare Xoogan

Next Post

Taliska Ciidanka XDS oo dedaal ugu jira sidii ay u soo furan lahaayeen Odayaal ay Af-duubteen Al-Shabaab

Next Post

Taliska Ciidanka XDS oo dedaal ugu jira sidii ay u soo furan lahaayeen Odayaal ay Af-duubteen Al-Shabaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In