Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Putland oo ka tacsiyadeysay geeridii ku timid taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Putland oo ka tacsiyadeysay geeridii ku timid taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii hore ee ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye,kaas oo maanta ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Alle ha u naxariistee Marxuumka ayaa waxaa ay ehelladiisa ay sheegeen in muddooyinkii u dambeeyay uu ku xanuunsanayay magaalada Addis Ababa,Isla markaana Maanta oo Arbaco ah uu geeriyooday.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Tags: Putland oo ka tacsiyadeysay geeridii ku timid taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland
Previous Post

Saraakiil maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo gaaray Kalabeyr+sawirro

Next Post

Wasaaradda arrimaha Dibadda Turkiga oo cambaaraysay qarax shalay ka dhacay meel u dhaw xerada TURKSOM

Next Post
Wasaaradda arrimaha Dibadda Turkiga oo cambaaraysay qarax shalay ka dhacay meel u dhaw xerada TURKSOM

Wasaaradda arrimaha Dibadda Turkiga oo cambaaraysay qarax shalay ka dhacay meel u dhaw xerada TURKSOM

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In