Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Q.M Oo Waqtiga Shaqada U Kordhisay Xafiiska UNSOM

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Q.M Oo Waqtiga Shaqada U Kordhisay Xafiiska UNSOM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha golaha ammaanka ee Q,M ayaa waqtiga u kordhiyay xafiiska Q,M ee Soomaaliya ee UNSOM ee arrimaha siyaasadda iyo amaankaba ka shaqeeya.

Xubnaha 15 ah ee golaha amaanka ayaa meel mariyay qaraar waqti kordhin ah oo loo sameeyay xafiiska UNSOM waxaana la gaarsiiyay illaa iyo bisha March 31-keeda ee sanadka dambe ee 2017.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

War ka soo baxay xarunta Q,M ayaa waxaa lagu sheegay in maadaama la arkay shaqada uu xafiiska hayo ee ay ka mid yihiin diyaarinta doorashooyin madax bananaan oo Soomaaliya ka dhaca sanadkaan iyo marka la gaaro 2020,ka.

Qaraarkaan xafiiska UNSOM  waqtiga loogu kordhiyay waxaa sidoo kale lagu sheegay in Q,M ay ka shaqaynayso oo ay xooga saarayso sidii ay doorasho Soomaaliya uga dhici laheyd dabayaaqada sanadkaan 2016 taasoo ay isla meel dhigeen qaabkii ay u dhici laheyd kaaliyaha xog’hayaha guud ee Q,M u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jeffrey Feltman iyo wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating, oo bishii hore Muqdisho kula kulmay M/weynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Abaalmairino Lagu doonsiiyey Shaqsiyaad iyo Hey’ado Loo Aqoonsaday Tusaalaha Dhanka Horumarka Bulshada Soomaaliyeed ee 2016 + SAWIRO 

Next Post
Abaalmairino Lagu doonsiiyey Shaqsiyaad iyo Hey’ado Loo Aqoonsaday Tusaalaha Dhanka Horumarka Bulshada Soomaaliyeed ee 2016 + SAWIRO 

Abaalmairino Lagu doonsiiyey Shaqsiyaad iyo Hey’ado Loo Aqoonsaday Tusaalaha Dhanka Horumarka Bulshada Soomaaliyeed ee 2016 + SAWIRO 

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In