Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Q.M. oo warbixin ka soo saartay dadka ay saameeyeen daadadka ku dhuftay qeybo ka mid ah goballada Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Q.M. oo warbixin ka soo saartay dadka ay saameeyeen daadadka ku dhuftay qeybo ka mid ah goballada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warbixin uu soo saaray xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadinimada QM ee OCHA ayaa lagu sheegay in ka badan 90,000 oo qof ay saameeyeen daadad ka dhashay roobab ka da’ay qeybo ka mid ah waddanka tan iyo bishii October ee sannadkan.

OCHA ayaa sheegay in toddobaadyadii ugu dambeeyay roobabka ka da’ay goballo ka tirsan waddanka sidda Bakool, Baay, Jubadda Hoose, Jubadda dhexe, Shabeellaha dhexe ay saameeyeen qoysas badan kuwaasoo hadda u baahan gargaar.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Kumanaan qof oo ku nool koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa khatar ugu jirra in ay saameeyaan daadadka ka yimaada wabiyada waddanka” siddaas waxaa sheegtay QM.

Horrey ayaa hay’adaha gargaarka waxay u sheegeen in daadad ka dhasha webiyada Jubba iyo Shabeelle ay saameyn ku yeelan karaan qiyaastii 900,0000 oo qof oo ku nool meelaha u dhow webiyada.

Soomaaliya ayaa sannado badan waxaa ku dhuftay daadad xooggan, waxaana hadda laga digayaa duufanta El Nino taasoo wadada dabeylo xooggan.

QM ayaa bishii horre ka digtay dabeysha El Nino taasoo saameen ku yeelaneysa 12 Miloyan oo qof laga billaabo sannadka 2015 halka sannadka 2016-ka ay tiradaas gaari doonaan 22 Milyan oo qof.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdishio

Next Post

Xildhibaan Qoono oo soo dhaweeyay soo afjarida murankii dhismaha guddiga Farsamada ee Hiiraan iyo Sh/dhexe

Next Post
Xildhibaan Qoono oo soo dhaweeyay soo afjarida murankii dhismaha guddiga Farsamada ee Hiiraan iyo Sh/dhexe

Xildhibaan Qoono oo soo dhaweeyay soo afjarida murankii dhismaha guddiga Farsamada ee Hiiraan iyo Sh/dhexe

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In