Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaabka Ay U Dhaceyso Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug Oo La Soo Saaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaabka Ay U Dhaceyso Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug Oo La Soo Saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo 4-ta bishan July lagu wado in magaalada Cadaado ay ka dhacdo doorshada madaxweynenimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa gudiga doorshada waxaa ay soo saareen qaabka ay u dhici doonto doorshadaasi oo si weyn loo sugayo.

Juneyd Ismaaciil Cigale oo ka mid ah guddiga Farsamada ee maamul u sameynta gobolada dhexe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kama dambeys maanta in ay ku egtahay qabashada taariikh nololeedka musharixiinta ku baratamaya xilka madaxtinimo ee Dowlad goboleedka Galmudug, waxaana intaasi kaddib uu tilmaamay in musharixiinta in ay jeedin doonaan khudbadahooda ku saabsan waxa ay qaban doonaan hadii la doorto.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Juneyd oo sii hadlay ayaa sheegay in guddiga Xildhibaannada ee u xilsaaran doorashada in ay soo saareen wareega koowaad ee doorashada dowlad goboleedka Galmudug ee 4 July lagu wado in ay dhacdo musharixii hela hal cod dheeri ah, uu noqon doono Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka socdo ololo balaaran oo ku aadan doorshada xilka Madaxweynenimo ee Dowlad goboleedka Galmudug, waxaana mashquul aad u badan oo arinkaasi ku saabsan uu hareeyay hotelada halkaasi ku yaala, waxaana waxa la dhowraa ay tahay doorashada hal maalin kaddib ka dhici doonto Cadaado oo isha lagu hayo cida ku soo bixi doonta.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Next Post
Madaxweynaha Dalka Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dalka Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In