Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah barayaasha Dugsiyada Galmudug oo tababar loo soo xiray+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah barayaasha Dugsiyada Galmudug oo tababar loo soo xiray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada dhuusamareeb tababarkan ugu soo gaban gabeysay Dhowr iyo toban ka mid ah maamulayaasha, macalimiinta iyo guddiyadda waxbarashada ee heer dugsi kuwaa oo mudo 8-maalmood ah la siiyey aqoon kordhin la xiriirta xirfadohooda maamulida iskuulada iyo maareyntooda.

Tabarkan ayaa si gaar ah macalimiinta dugsiyada loogu barey, kala doorashada Hababka wax dhigida, maareynta fasalka iyo qorsheynta casharada taasi oo Wasaaraddu xustey in ay uga gol-leedahay kordhinta tayada iskuulada iyo Wanaajinta xirfada gudbineed ee macalimiinta.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Qaar ka mid ah ka qayb galayaasha tababarkan iyo macalimiinta bixisey ayaa Dhamaantood muujiyey muhiimada uu u lahaa bahda waxbarashada Dhuusamareeb.

Maxamuud Axmed Cali iskuduwaha xafiiska dhuusamareeb ee wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa faah faahiyay   qorshaha xiligan ee wasaaradda Waxbarashada uga dagsan kor u qaadida xirfada maamulayaasha iyo Macalimiinta dugsiyada.

Tags: Qaar ka mid ah barayaasha Dugsiyada Galmudug oo tababar loo soo xiray+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Dhakhaatiirta la tacaalaya cudurka COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post

Tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 dalka India oo gaartay 21 Milyan.

Next Post
Tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 dalka India oo gaartay 21 Milyan.

Tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 dalka India oo gaartay 21 Milyan.

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In