Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah beeraleyda Degmada Xudur oo bilaabay waji cusub oo wax soo saarka beeraha ku tayeynayaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah beeraleyda Degmada Xudur oo bilaabay waji cusub oo wax soo saarka beeraha ku tayeynayaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhul beereedka ku teedsan Degmada Xudur inta badan waxa lagu beeraa dalagyada kala ah Masago, Galey iyo Digir waana soo jireyn qarniyaal ka hor la beeran jiray, waxa hoos u dhacay wax soo saarka beeraha oo sababay abaaro soo noq noqday, cuduro cid daawaysa laheyn oo dalagyada aafeeya iyo beeralayda oo aan fahamsanayn in dalagyo kale looga faa’ideysan karo beeraha.

Aadan Axmed Maxamuud waxa uu ka mid yahay beeralayda Degmada Xudur ku nool waxa uu isbedel ku sameeyey dalagyada uu beerto oo suuq fiicana ka heley.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Aadan xilligaan beertiisa waxa ka soo go’ay miraha qaraha oo inta badan laga keenijirey gobolka Hiiraan, wuxuuna aaminsanyahay in wax walba laga soo saari karo beeraha oo cid kale aan gacan loo hoorsan.

Bulshada ku dhaqan gobolka Bakool 90% noloshooda waxay ku tiirsan tahay dhaqashada Xoolaha iyo tacbashada beeraha, waxayna u baahanyihiin in Wasaaradaha quseeya ay dardar geliyaan.

Sanad kohor ayaa xaruunta Xanaanada Xoolaha Degmada Xudur dayactir lagu sameeyey haseyeshee waa goob xiran oo aan shaqo ka socon, xarunta Wasaaradda Beeraha Gobolka Bakool waa mid burbursan oo aan dayactir helin tan iyo burburkii dowladii dhexe, beeralayda Gobolka waxay ka cabanayaan in Wasaaradda beeraha ay ka gaabisay adeegyadii ay uga baahnaayeen dadka beeraleyda ah.

Previous Post

Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka jawaabtay eedeyn loo soo jeediyey.

Next Post

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In