Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah Beeraleyda Gobolka Shabeelaha Hoose oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah Beeraleyda Gobolka Shabeelaha Hoose oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Qaranka iskaashatooyinka Beeraha ayaa siminaar lagu baranayo horumarinta wax soo saarkaย  dalagyada beeraha habka beerashada iyo keydinta dalagyada oo soconayay muddoย  saddex maalin ah ugu soo xiray Muqdisho 60 qof oo ka mid ahย  beeraleydaย  gobolka Shabeelaha Hoose

Munaasabad lagu soo xirayay siminaarka ayaa waxaaย  ka soo qeyb galayย  masโ€™uuliyiinta ururka Qaranka iskaashatooyinka Beeraha, qaar kaย  mid ahย  beeraleydaย  gobolka Shabeelaha Hoose, agaasimaha guud ee wasaarada Beerahaย  ee Xukuumadda Soomaaliya iyo marti sharaf kale

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

May 10, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026

Mursal Muqtaar Xaaji Caliyow ย iyo Yusuf Axmed Cabdulle oo ka mid ahย  beeraleyda ka faa iideysatayย  muddadii uu socday siminarka ayaa sheegay inay wax badan ka faaโ€™iideysteen, isla markaana ay diyaar u yihiin inay ku shaqeeyaan waxyaabaha ay kororsadeen.

Guddoomiyahaย  iskaashatadaย  Qarankaย  Beerahaย  Muuseย  Xaashiย  Baraaleย  ayaa ka hadlayย  qiimaha uu u leeyahayย  siminaarkan beeraleydaย  Gobolkaย  Shabeelaha Hoose, isagooย  kulaย  dardaarmay dadkaย  kaย  faaโ€™iideystay in ayย  ugu faaโ€™iideeyaanย  waxaย  ay kaย  barteenย  bulshadaย  Soomaaliyeed.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Soomaaliyaย  Maxamuud Maxamed Maxamuud oo soo xiray siminaarka ayaa tilmaamay inย  Wasaaraddaย  Beerahaย  ay qeyb weyn ka qaadaneysoย  horumarintaย  beeraleyda Soomaaliyeed.

“Kaย  Wasaarad ahaan waxaanย  garab taaganahayย  in aan horumarino Beeraleydaย  Soomaaliyeed , beeruhuย  waaย  horumarkaย  dalย  kasta,ย  beeraleyda waxaan kula talinayaa in ayย  horumariyaanย  wax soo saarkaย  beerahoodaย  si loo gaaro horumarโ€ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha.

Mudooyinka ayaa Ururkaย  Qarankaย  Iskaashatooyinka Beeraha oo kaashaneya Wasaaradda Beerahaย  waxa ay wadeen dadaalloย  lagu horumarinayo wax soo saarkaย  beeraha.

DSCN6685 DSCN6687 DSCN6688 DSCN6692 DSCN6694 DSCN6696 DSCN6698 DSCN6700 DSCN6701 DSCN6702 DSCN6705 DSCN6709 DSCN6710 DSCN6711

Previous Post

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Nabadoono caan ah ku dilay deegaanka Ceel Cali “Dhageyso”

Next Post

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle

Next Post
Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

May 10, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026
0

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee sida nabadda ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah...

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xildhibaanno, iyo shacabka ku nool magaalada Baraawe ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In