Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah Dhaawacyada Qarixii Shalay oo iminka laga qaadayo Garoonka Magaalada Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Diyaarad sidda dhaqaatiir iyo daawo oo ay soo dirtay dowladda Turkiga oo Muqdisho soo gaartay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

16 ka mid ah  dadkii  ay dhawacyadii culus ka soo gaareen qaraxa   oo ay ku jiraan labo muwaadin oo u dhashay dalka turkiga  ayaa  goordhaw la filayaa inay ka duusho garoonka aadan cadde  .

 Gudiga     gurmadka   deg dega ah ee ay dawladda u xilsaartay    qaraxa  ayaa    ku   hawlan  diiwaan gelinta iyo qiimaynta  iyo ugurmashadii dadkii   ku waxyeeloobay mashaqadii ka dhacday  shalay Magaalada Muqdisho  oo ay qasaare ka soo gaareen dad badan oo rayid ah .

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Guddiga Gurmadka Deg Deg ah ayaa kulan muhiim ah hadda uga socdaa xarunta Gurmadka deg deg ah , iyadoo sidoo kale la filayo in ay Magaalada Muqdisho soo gaarto diyaarad kale oo ka imaan doonto dhanka Dowladda Qadar.

Diyaaradda Turkiga ka timad ayaa sidoo kale Qaadi doonto meydka labo Muwaadin oo u dhashay dalka Turkiga  kana mid ahaa dadkii ku geeriyooday qarixii Shalay Ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Madaxwayne Mustafa Cagjar oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhalatay qaraxii shalay

Next Post

Shirkii 12-aad ee islaamka ee Kampala ka socday oo looga baaqay in Shabaab dagaalkiisa loo midoobo.

Next Post
Shirkii 12-aad ee islaamka ee Kampala ka socday oo looga baaqay in Shabaab dagaalkiisa loo midoobo.

Shirkii 12-aad ee islaamka ee Kampala ka socday oo looga baaqay in Shabaab dagaalkiisa loo midoobo.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In