Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah Haweenka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxay Turkiga+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah Haweenka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxay Turkiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka ku jira Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta safar ku saleysan aqoon isweydaarsi ugu ambabaxay dalka Turkiga.

Haweenka Xildhibaanada ee u ambabaxay dalka Turkiga ayaa ka kooban 20-Xildhibaan,waxaana sidoo kale qeyb ka ah safarka Dahabo Xasan Axmed oo ka socota Hayโ€™adda Hear Women oo fidisay kulanka aqoon kororsiga ee ka dhacaya dalka Turkiga.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Xildhibaan Dr. Mina Xasan Maxamed oo ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta Qaranka kula hadashay gudaha Garoonka Aadan Cadde ka hor inteysan dhoofin ayaa sheegtay in tababar soconaya mudo todobaad ah ugu ambabaxeen dalka Turkiga,waxayna rajo wanaagsan ka muujisay in wax badan oo qibrad ah ka soo faaโ€™idi doonaan howsha ay u baxeen.

Waxay sheegtay in tababarka ay u socdaan dan weyn ugu jirto,islamarkaana rajeyneyso iney aqoon wanaagsan kala soo laabtaan Turkiga.

Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Hayโ€™adda Hear Women uga mahad celisay casuumaddan aqoon isweydaarsiga oo ay u fidisay,waxayna tilmaantay iney wax badanย  ka soo faaโ€™ideysan doonaan mudada ay joogaan dalka Turkiga.

Ugu dambeyntii,mudada Xildhibaanada Haweenka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ku sugan yihiin dalka Turkiga waxay la kulmi doonaan Haweenka ku jira Baarlamaanka dalkaasi oo ay ka wada arrinsan doonaan sidii xiriir wanaagsan u yeelan lahaayeen Labada Baarlamaan gaar ahaan Haweenkooda.

Previous Post

Maleeshiyaadka Al Shabaab oo lagu duqeeyey Gobolka Hiiraan “Dhageyso”

Next Post

Al-shabaab oo 9 qof oo shacab ah ku dilay duleedka Muqdisho

Next Post
Al-shabaab oo 9 qof oo shacab ah ku dilay duleedka Muqdisho

Al-shabaab oo 9 qof oo shacab ah ku dilay duleedka Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In