Tuesday, June 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah musharixiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta khudbado jeediyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah musharixiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta khudbado jeediyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka guud ee golaha Shacabka maanta waxaa shir guddoominayay sii hayaha Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Gudodomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey, waxaana Ajendaha uu ahaa Hadaljeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Sii hayaha xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha ayaa kulanka furay ka dib Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Xildhibaan Nuur Iidow Beyle ayaa waxa uu Xildhibaanda u sharaxay qaab jadwaleedka gudigooda uu u diyaariyay hadal jeedinta musharaxiinta iyo inta maalin ee ay socon doonto, wuxuuna sheegay in labo Maalin ay soconeyso dhageysiga khudabadaha musharixiinta.

Related posts

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026

Intaasi ka dib waxaa la guda galay hadal jeedinta Musharaxiinta, waxaana khudbadahooda ay kusoo bandhigeen waxyaabaha ay qaban doonaan hadii ay ku guuleystaan xilkan, waxaana khudbadaha laga dhageystay 6-Musharax.

Xubnaha maanta khudbadaha jeediyay waxaa kamid ahaa.

1: Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow.

2: Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe

3: Xildhibaan Idiris Cabdi Takhtar

4: Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed Nuur

5: Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

6: Xildhibaan C/casiis Lafta Gareen

Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey oo ah sii hayaha xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha shacabka oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in maalinta beri ah haduu Alle Idmo dib la isugu soo laaban dooni islamarkaana uu jiro kulanka guud ee golaha si loo sii amba qaado hadaljeedinta musharaxiinta harsan oo gaaraya shan musharax.

Previous Post

SOOMAALIYA OO GAARTAY KAMA DANBEYSTA

Next Post

17-JIRADA SOOMALIYA OO GARAACDAY UGANDA

Next Post
17-JIRADA SOOMALIYA OO GARAACDAY UGANDA

17-JIRADA SOOMALIYA OO GARAACDAY UGANDA

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In