Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalle la baray isbadalka cimilada oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shaqaalle la baray isbadalka cimilada oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad 30 Shaqaale oo ka kala socday Wasaaraddaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo  maamul Gobolleedyada dalka isla markaana  Muddo ku siman sadax todobaad qaadanayay   Tababar la xiriira Dhinaca ka shaqaynta Isbadalka Cimilada iyo Deegaankaa kaas oo lagu qabtay dalka Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Dhallinyaradaan ayaa waxyaabihii ay barteen waxa ay sheegeen in ay uga faa’iidayn doonaan dhallinyarada kale ee ka shaqeeya goobaha ay joogaan iyagoo sharraxay waxyaabihii ay barteen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee dhinaca Bay’ada Mudna Burci Maxamed Xamsa ayaa  tilmaamay in ay ka go’antahay Dowladda horumarinta Arrimaha Deegaanka  iyo shaqaalaha Dowladda.

Tababarkan mid la xiriira ayaa 30 kale oo ka shaqeeya Wasaaradaha Dowladda Iyo kuwa Dowlad Gobolleedyada  waxa ay ku soo qaadan doonaan dhawaan dalka Kenya si ay waxbadan uga faa’iidaystaan qorshaha lagu doonayo in looga faa’iidaysto barashada Dhinaca Isbadalka Cimilada iyo Deegaanka.

DSC00001 DSC00002 DSC00003 DSC00004 DSC00005 DSC00006 DSC00007 DSC00008 DSC00010 DSC00012 DSC00013 DSC00014 DSC00017 DSC00018 DSC00019 DSC00020 DSC00021 DSC00022

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Netherlands “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo shaaciyey in berri uu furmi doono kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo shaaciyey in berri uu furmi doono kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In