Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka Sida oo ka qeyb-galay Salaadda Jannaasada meydka taliye ku xigeenkii Ilaalada madaxtootayada Soomaaliya (SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka Sida oo ka qeyb-galay Salaadda Jannaasada meydka taliye ku xigeenkii Ilaalada madaxtootayada Soomaaliya  (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee G/sare Cabdi Cabdulle Qoor-gaab, oo ahaa taliye ku xigeenka ciidanka madaxtooyada Soomaaliya oo shalay askari ka  tirsan ciidanka Villa Soomaaliya uu ku dilay xafiiskiisa, ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

Salaadda Jannaasada, ayaa lagula Dukadey Masjidka madaxtooyada, waxaana ka qeyb-galay taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, abaanduulaha ciidanka Xoogga dalka, S/Gaas Cali Baashi, taliyaha ciidammada Cirka Soomaaliya, S/guuto Maxamuud Sheekh Cali (Dable Beyloot), saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga iyo masuuliyiin ka socotay madaxtooyada Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Allaha u naxariistee G/sare Cabdi Cabdulle Qoor-gaab, waxaa uu ahaa nin aad  ugu fir-fircoon shaqada ciidanka, dulqaad badan, isla markaana aad u daneeya in si adag loo guto waajibaadka saaran ciidanka uu masuulka u ahaa, sida laga xigtay masuuliyiinta madaxtooyada, maanta ayaana lagu aasay magaalada Muqdisho, Innaa Lillaahi wa innaa Illeyhi Raajucuun.

IB0A6263 IB0A6264 IB0A6265 IB0A6266 (1) IB0A6266 IB0A6270 IB0A6276 IB0A6277 IB0A6278

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 1-1-2017

Next Post

Marwada Madaxweynaha Dalka Qamar Cali oo Casho sharaf Usameysay gabdhaha Agoonta Degmada Boondheere”SAWIRRO”

Next Post
Marwada Madaxweynaha Dalka Qamar Cali oo Casho sharaf Usameysay gabdhaha Agoonta Degmada Boondheere”SAWIRRO”

Marwada Madaxweynaha Dalka Qamar Cali oo Casho sharaf Usameysay gabdhaha Agoonta Degmada Boondheere"SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In