Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar kamid ah Sarakiisha Booliska Hir shebeelle oo tababar loo furay

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Qaar kamid ah Sarakiisha Booliska Hir shebeelle oo tababar loo furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

waxaa maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir shabeelle Tababar mudo Toban Cesha ah socon doona loga furay qaar kamid ah Sarakiisha Ciidanka Booliska Hir shabeelle

manaasabadii lagu furayay Taba barka waxaa ka qeeyb galay Gudoomiyaha Gobalka shabellaha dhexe Axmed Meyre  makaran iyo Mas;uuliyiin ka tirsan Maamulka Hir shabeelle.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ugu Horeyn Waxa Munasabada Furitaanka ka Hadlay  Taliyaha  Booliska Dowlad Gobaledka Hirshabelle Xasan Dhicisow Xasan waxa uu mahadceliyay Mas’uuliyiintii soo qaban qaabiyay Taba barkan.

Gudomiyaha Maamulka Gobalka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan Ayaa Munaasabada ka sheegay in Sarakiisha Taba barka loo furay looga baahanyahay iney ka faa’ideeystaan Casharada la siinaya inta uu taba barka socdo si aay ugu dhaqaan Bulshada ay u adeegayaan.

Waa Markii ugu Horeysay oo Aqoon is weydaarsi Nuucan ah  loo furo Saraakisha Booliska Dowlad g obaledka Hirshaelle Tan iyo Markii Hirshabelle la dhisay

Previous Post

Maamulka degmada buule burde oo dowladda dhexe Iyo maamulka Hirshabeelle ka codsadey in laysku furo Wadooyinka Xiriiriya Beledweyne iyo buule burde.

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo Shir gudoomiyay kulankii kowaad ee Golaha Amniga Jubbaland

Next Post
Madaxweynaha  Jubbaland  oo Shir gudoomiyay kulankii kowaad ee Golaha Amniga Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland oo Shir gudoomiyay kulankii kowaad ee Golaha Amniga Jubbaland

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In