Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha oo loo qabtay Siminaar” SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha oo loo qabtay Siminaar” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan oo qabtay 32 kamid ahshaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa lagu baranayey fahamka iyo horumarinta nidaamka isla maamul-goboleedyadda ee uu qaatay dalka Soomaaliya,dib u heshiisiinta iyo dardargelinta shuruucda nidaamka Federaalka.

Siminarka ay waxaa si wadajir ah u soo gaban qaabiyay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka iyo hay’adaha Qaramada Midoobay oo kala ah UNDP iyo Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee UNSOM ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho waxaana uu socon doonaa Mudo labo maalin ah sida uu qorshuhu yahay.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Casharadda ay qaadanayaan ka qeybagliyaasha Siminaarka ayaa waxaa bixinayay Macalimiin iskugu jirta Soomaaliya iyo Ajanabi.
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka C/fitaax Daahir Mire oo warbaabhinta la hadalay ayaa sheegay in u jeedada Siminaarkan ay tahay dardargelinta shuruucda hanaanka Federaalka maadaama Wasaaradu ay tahay mid u xilsaaran hirgelinta nidaamka Federaalka ee dalka.

Siminaarkan maanta loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ayaa waxaa uu qeyb ka yahay qorshiyaasha Wasaaradda ay ku doonayso in ay guud ahaan dalka oo dhan gaarsiiso hanaanka Federaalka.

DSC09814

DSC09815

DSC09816

DSC09817

DSC09819

DSC09820

DSC09822

DSC09827

DSC09828

DSC09830

DSC09831

DSC09834

DSC09835

DSC09836

DSC09840

DSC09841

DSC09844

DSC09845

DSC09846

DSC09863

DSC09864

DSC09867

DSC09871

DSC09872

DSC09873

Sawir Qaade: Farxaan Saleebaan Daahir

Previous Post

Xiriir noocee ah ayaa dhex mari karaa Muslimiinta iyo Gaalada

Next Post

Maalinta Qaaxada Aduunka oo Muqdisho lagu xusay” SAWIRRO”

Next Post
Maalinta Qaaxada Aduunka oo Muqdisho lagu xusay” SAWIRRO”

Maalinta Qaaxada Aduunka oo Muqdisho lagu xusay” SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In