Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaban qaabada Shirka Maalinta Afka Hooyo oo Socota {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada Shirka Maalinta Afka Hooyo oo Socota {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaysa Qaban qaabadii ugu Dambeysay Ee Shirka Caalamiga ah Ee Maalinta Afka Hooyo kaas oo daqiiqadaha soo socda lagu wado in uu ka Furmo Hotelka City Place Ee Magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa ka qayb galaya Wufuud heerkoodu sareeyo kuwaas  oo ka kala imaanaya Wadamada Jabuuti Ehiopia iyo Kenya waxaana ka qayb galaya Furitaankiisa madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti  Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geele.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Goor dhaw waxaa lagu wadaa in labada Madaxweyne ay soo gaaraan Madasha Shirka isla markaana ay k aqayb galaan Xuska u dabaal daga Maalintaan ku weyn Guud ahaan Bulshada ku hadasha Afka Soomaaliga.

20150221_102336_resized 20150221_102347_resized 20150221_102354_resized 20150221_102412_resized 20150221_102513_resized (1) 20150221_102513_resized 20150221_102532_resized 20150221_102554_resized 20150221_102618_resized 20150221_102626_resized

Previous Post

Madasha midnimada iyo dimuqraadiyada oo cambaareeyay Qaraxii shalay

Next Post

Deg Deg Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti oo Muqdisho soo Gaaray

Next Post
Duqii degmada Afgooye oo Miino loo aasay u geeriyooday

Deg Deg Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti oo Muqdisho soo Gaaray

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In