Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaban qaabada xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo ka socda Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo ka socda Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaban qaabada xusaka maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku asteysan maanta ayaa ka socota Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka.

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa Maalmahanba ku howlanayd diyaarinta Munaasabadda weyn oo lagu sanadguuradii 72 aad ee ka soo wareegtay aas’aaskii ururka SYL.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxamed C/laahi Xassan Nuur oo ah wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha xukuumada Soomaaliya oo ka hadlay ahmiyadda maalintaan ay u leedahay Shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay tahay maalin la oran karo inuu bidhaamay iftiinkii ifafaalaha nabada Soomaaliya,wuxuuna Wasiirka Hambalyo u diray dhalinta Soomaaliyeed.

Ururka dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed ayaa dhinaciisa wada qaban qaabo xooggan oo lagu weyneynayo maalinta 15-ka May, sida ay sheegtay gudoomiyaha ururkaasi Faadumo Cabdi Warsame

 Madaxda Qaranka ayaa tagi doonta goobaha taariikiga ah ee lagu xusuusto 13-kii dhalinyaro ee u soo halgantay neecawda xornimo ee aan maanta heysano.
Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

15-ka May Waa Maalin Taariikhi Ah Oo An Ka Tirmeyn Xusuusta Ummadda Soomaaliyeed “Maqaal”

Next Post
Ciyaaro dhex maray Wasiirro iyo Xildhibaanno lagu maamuusayay 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho

15-ka May Waa Maalin Taariikhi Ah Oo An Ka Tirmeyn Xusuusta Ummadda Soomaaliyeed "Maqaal"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In