Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qabyo-Qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara oo la ansixiyay “SAWIRRO”

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Qabyo-Qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara oo la ansixiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Xalka Waare oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa u qabatay hey’adaha Federaalka ah, Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Benadir kulan howleed lagu ansixinayay qabyo-qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara taas oo looga sal gaari doono xal waara loo helo arrimaha barakaca

Kulankaan waxaa ka qayb-galay Wakiilo ka kala socda Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Wasaaradaha Federaalka, Wasaaradaha Maamul Goboleedyada, Hay’adaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha, iyo maamulka Gobolka Benadir.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

Kulan howleedkan oo socday labo maalin oo laga doodayay qabyo-qoraalka ayaa heer farsamo lagu ansixiyay Istiratiijiyadda Xalka Waara iyo Qorsho Howleedkiisa.

Wasaaradda Qorsheynta waxa ay wada tashi balaraan la sameeysay hey’adaha Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada, Maamulka Gobolka Benadir, iyo Hey’adaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha. Wasaaradda waxa ay sidoo kale la yeelatay wadatashi Ganacsatada Soomaaliyeed oo ay hormuud ka aheyd Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, Bulshad Rayidka oo ay hormuud ka aheyd SONSA, saaxiibada caalamka oo ee ka mid yihiin Hay’adaha Qaramada Midoobay, Hay’adaha and Dowliga Ahayn, Deeq Bixiyaasha, Safaaradaha, Khubaro Caalami ah oo hurmuud ku ah arrimaha Xalka Waara ee barkacyaasha iyo Guddiga Heer Sare ee Barakacayaasha ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Waxaa soo idlaaday wadatashiyada iyo ansixinta farsamo ee Istiratiijiyadda Xalka Waara iyo Qorsho Howleedkiisa, waxaana la horgeyn doonaa Golaha Wasiirada si ay u ansixiyaan.

    X

Previous Post

Mu’asasada Sheekh Maxamed Macalin oo Muqdisho laga daah furay”SAWIRRO”

Next Post

Doon sida shixnad isugu jirta gaadiid,shidaal iyo qalabka dhismaha oo gaartay dekada magaalada Hobyo

Next Post
Doon sida shixnad isugu jirta gaadiid,shidaal iyo qalabka dhismaha oo gaartay dekada magaalada Hobyo

Doon sida shixnad isugu jirta gaadiid,shidaal iyo qalabka dhismaha oo gaartay dekada magaalada Hobyo

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In