Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qalab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka Forlanini+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qalab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka Forlanini+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qalabkan Caafimaad oo Hay’adda Intarnational Relief Foundation ku wareejisay isbitalka Forlanini ama Lazareeti ayaa isugu Jirtay Sariiro, Joodariyaal ,iyo Qalab Caafimaad oo adeega isbitalka  u baahnaa.

Xildhibaan Shariif Mxamed Siidii oo ka mid ah mudanayaasha Barlamanka ahna Madaxa guud ee Hay’adaha  qalabkan  Caafimaadka ku wareejisey isbitalka Forlanini ayaa  sheegey in Qalabkan wax badan uu ka tari doono Bukaannada isbitalka jiifa,  wuxuuna intaasi uu ku darey iney bilow fiican tahay, laakin qorshahoodu uu yahay in kaalin fiican ay ka Qaataan Horumarka isbitalkaasi.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

“qalabkan oo aan ugu deeqney isbitalka Forlanini cisbitalkan waxaa uu yahay Cisbitalka ugu weeyn ee Soomaaliya waxaana dhisey Dowlada Talyaaniga ,intan waa bilow laakin waxaan diyaar u nahay in aan ku caawino isbitalka qalab intaas ka badana  soo gaarsiino” ayuu yiri  Xildhibaan Shariif Mxamed Siidii

Agaasimaha guud ee isbitalka Forlanini Drs. Faadumo  Cabdi Macow ayaa soo  Dhoweysay qalabkan lagu wareejiyey isbitalka Forlanini iyadoo dhinaca kale sheegtey in isbitalka Forlanini u baahanyahay agab Caafimaad oo intaas Ka badan.

“Aad ayaan u soo dhoweyneynaa qalabkan oo Hay’adda nagu wareejisey qalabkana waxaa uu isugu Jiraa sariiro joodariyaal iyo qalab caafimaad iyo kuwa nadaafada qaabilsan ,waxaana codsaneynaa in gurmad kale iisbitalka uu helo.” ayuu yiri Agaasimaha guud ee isbitalka Forlanini Drs. Faadumo  Cabdi Macow.

14536496_688865401282337_1339035848_o 14536739_688867151282162_226270457_o 14536990_688867261282151_1227334970_o 14585578_688865911282286_714813742_o 14585677_688864837949060_1071338159_o 14600513_688866447948899_454343165_o 14600565_688864511282426_2099946532_o 14600639_688865657948978_1724755987_o 14600753_688865954615615_2021116959_o 14600794_688865417949002_851547701_o

Previous Post

Wasiirka waxbarashada oo hambalyo u diray macalimiinta Soomaaliyeed

Next Post

Abwaan Sangub “Xaaladdayda caafimaad aad bay u soo hagaageysaa” Dhageyso

Next Post

Abwaan Sangub “Xaaladdayda caafimaad aad bay u soo hagaageysaa” Dhageyso

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In