Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qalab caafimaad oo loogu deeqay isbitaallada Caabudwaaq iyo Jariiban “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Qalab caafimaad oo loogu deeqay isbitaallada Caabudwaaq iyo Jariiban “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururada African  Development for Education and Health iyo Somali Health and Educatoin Development oo fadhigoodu yahay dalka Maraykanka ayaa laba konteenar oo ka kooban qalab caafimaad ugu deeqay iisbitaalada ku yaalla degmooyinka Jariiban iyo Caabudwaaq, waxaana soo raridiisa fududeeyay Jaaliyadda magaalada Seattle ee Gobolka Washington.

Wakiilo ka kala socday Jariiban iyo Caabudwaaq, ayaa lagu wareejiyay qalabka caafimad, kuwaasi oo gaarsiin doona Isbitaalada loogu deeqay.

Related posts

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026

Cabdirisaaq Maxamed Xalane oo ah Wakiilka Caabuqwaaq ka socday ayaa Guddoomay saamiga qalabka ee ay lahayd degmada Caabudwaaq, halka Sadiiq Cabdulqaadir oo ahaa Wakiilka degmada Jariiban uu isna Guddoomay qaybta qalabka ee ay lahayd degmada Jariiban, waxaana ay ka mahadceliyeen qalabka la soo gaarsiiyay, iyagoo balan qaaday in ay gaarsiin doonaan halkii loogu talagalay.

“Waxaan u mahacelinayaa Ururada African  Development for Education and Health iyo Somali Health and Educatoin Development iyo Jaaliyadda kaso jeeda degmooyinka Caabudwaaq iyo Jariiban, waxaana balanqaadaynaa in qalabka sida ugu dhakhsaha badan loo gayn doono isbitaalada loogu deeqay” ayuu yiri Sadiiq Cabdulqaadir

Qalabka Caafimaad ayaa imanaya xilli degmooyinka Jariiban iyo Caabudwaaq ay baahi wayn u qabeen kor u qaadida Adeegyada Caafimaadka.

IMG_1205 IMG_1206 IMG_1209 IMG_1214 IMG_1226 IMG_1227 IMG_1229 IMG_1260

Previous Post

Wasiirka amniga oo Kenya ka dalbaday inay ka laabato go’aanka ay ku dhiseyso darbi u dhexeya labada dal

Next Post

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay bilowga wejiga labaad e shirka Cadaado ka socda

Next Post
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay bilowga wejiga labaad e shirka Cadaado ka socda

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

Danjire Ilyaas oo ka qeybgalay shirka EAC

Danjire Ilyaas oo ka qeybgalay shirka EAC

March 5, 2026
0

Danjire Ilyaas Cali Xasan, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Tanzania isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In