Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qalab Sports oo loogu deeqay degmada Wardhiigleey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Banaadir ayaa qalab isbortis ugu deeqay degmada Wardhiigleey.

Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada ayaa qalab isborts oo loogu talagalay in lagu dhiirigeliyo kooxaha ka ciyaara degmada Wardhiigleey.

Related posts

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

August 8, 2026
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026

Gudoomiyaha degmada Wardhiigleey Yaasiin Nuur Ciise oo qalabkaas isborts gudoomay ayaa sheegay in uu dhiirigelin u yahay kooxaha ka ciyaara waaxyaha ay ka koobantahay degmada.

Wuxuu tilmaamay in isortigu uu kalinta ugu horreeyso kaga jiro isdhexgalka bulshada, isagoo intaa raaciyay in dhawaan degmadaasi ay ka bilaaban doonaan tartamo isborts oo xiiso leh.

Yaasiin Nuur Iikar gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu dhiirigelinayo horumarinta isbortiga, maadaama uu qeyb libaax ka qaadan karo nabadda iyo isdhexgalka bulshada.

Previous Post

AC Milan oo Ka Badisay Napoli iyo Fiorentina oo Ka Adkaatay Cesena “SAWIRRO”

Next Post

Dhgeyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhgeyso warka subax ee Radio Muqdisho

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

August 8, 2026
0

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In