Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay: “22,000 oo Yamaniyiin ah ayaa ku barakacay dagaaladii Ma’rib”

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay: “22,000 oo Yamaniyiin ah ayaa ku barakacay dagaaladii Ma’rib”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Stephane Dujarric, ayaa ku dhawaaqay in kabadan kala bar dadka Yaman ay wajahayaan cuno yari baahsan, Afhayeenka ayaa xusay in 5 milyan oo qof ay talaabo u jiraan in ay u geeriyodaan Gaajo.

“Colaadu waxay wali ka socotaa qeybo ka mid ah dalka Yaman, haba ugu darnaato magaalada Marib, halkaas oo ay ku barakaceen in ka badan 22,000 oo qof tan iyo horraantii bishii Febraayo,” ayuu yiri Stephane Dujarric, intii lagu jiray shir jaraa’id oo maanta uu ku qabtay xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

Waxaa xusid mudan in magaalada Ma’rib tan iyo bishii Feberaayo ee la soo dhaafay ay ka socdeen weerarada ay soo qaadayeen xogaga Xuutiyiinta, inkasta oo ay isa soo tarayaan baaqyada caalamiga ah ee lagu  dalbanaayo joojinta dagaalada ka socda halkaas.

Toddobaadyo ka hor, waanwaan ay garwadeen ka ahayd Qaramada Midoobay ayaa laga bilaabay  Yaman si loo baajiyo Dhiiga Shacabka lagu dul dagaalamayo, laakiin maleeshiyada Xuutiyiinta ayaa wali sii wada weerarada ay la beegsanayaan Ciidamada Yaman iyo kuwa Isbaheysiga.

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Ubax maamuus ah dhigay Taallada Dhagax-Tuur

Next Post

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland oo Magaalada Muqdisho soo gaaray

Next Post
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland oo Magaalada Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland oo Magaalada Muqdisho soo gaaray

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In