Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo eedeyn u jeedisay dalalka isku haya Liibiya

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo eedeyn u jeedisay dalalka isku haya Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada midoobay ayaa shaaca ka qaaday in xadgudubka hubka uu wali ka sii socdo dalka Liibiya,iyadoo  ay jirto heshiis xabad joojin ah todobaadkii hore dhinacyada siyaasada ay ku gaareen magaalada Baarliin ee dalka Jarmalka.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in wadamada qeybta ka ahaa heshiiskii Nabada ee 19-kii bishan Janaayo ay wali dhaqan gelin Heshiiskan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaramada Midoobay ayaa intaa ku dartay in dalkan ku yaal waqooyiga Afrika ay wali ka jirto dhibaato ay mas’uul ka yihiin wadamo la kala safan dhinacyada isku haya siyaasadda Liibiya.

Heshiiska xabad joojinta Liibiya ee lagu saxiixay dalka Jarmalka, waxaa qeyb ka ahaa 16 wadan iyo hey’ado u ololeeya Nabada.

Kulanka ka dhacay magaalada Baarliin ayaa dhanka kale la isla gartay in Qaramada Midoobay ay kormeerto dhaqan galinta heshiiska xabad joojinta Liibiya.

Hadalkaan ayaa imaanaya kadib markii todobaadkii hore Mucaaradka Liibiya ay ku hanjabeen in ay soo ridayaan diyaarad waliba oo ku soo degta garoonka diyaaradaha caasimada Tripoli.

Siyaasiyiinta  wadankaan kala hogaaminaya, Hogaamiyaha ciidamada mucaaradka ee Janeraal Khaliifa Hafter iyo madaxweynaha dowlada Calaamaku aqoonsan yahay ee fadhigiisu yahay magaalada Tripoli Feysal Siraaj, waxa ay labada dhinac sheeganayaan in midba midka kale uu yahay Hogaamiya Liibiya.

Previous Post

Ammaanka magaalada  Dhuusamareeb oo aad loo adkeeyay.

Next Post

Dadaalo lagu xakameynayo caabuqa Coronovirus oo ka socda Dunida oo dhan

Next Post
Dadaalo lagu xakameynayo caabuqa Coronovirus oo ka socda Dunida oo dhan

Dadaalo lagu xakameynayo caabuqa Coronovirus oo ka socda Dunida oo dhan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In