Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo ka digtay xaaladda cuni yari ee ka jirta Xudur

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo ka digtay xaaladda cuni yari ee ka jirta Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku dubbaridka gar-gaarka ee OCHA ayaa ka deyrineysa xaaladda cunto ee magaalada Xuddur.

OCHA waxay sheegtay in raashinka uu gabaabsi yahay kadib markii magaalada ay gashay wax u muuqda  go’doon, taana ay sababtay in sicirka uu sare u kaco.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026

OCHA waxay tilmaamtay in ay cabsi ka qabto in xaaladda ka jirta Xuddur ay sii murjiso dhibaatada bani’aadanimo ee horay uga jirtay deegaankaas.

Waxay ugu baaqday maamulka koofur galbeed iyo hey’adaha gar-gaarka in ay gacan ka geystaan caawinta dadka xuddur.

Kooxda argagaxisada Al-shabaab ayaa dhabaha u gasha oo gubta raashinka ganacsiga loo geeyo magaalada Xuddur waxaana arrintaan ay sababtay in uu yaraado raashinka magaalada la keeni jiray.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo dadaal ku bixisay xakameynta COVID-19

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo daahfuray Dib u eegista Qaab-dhismeedka Darajooyinka iyo Mushaarka Shaqaalaha Rayidka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo daahfuray Dib u eegista Qaab-dhismeedka Darajooyinka iyo Mushaarka Shaqaalaha Rayidka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo daahfuray Dib u eegista Qaab-dhismeedka Darajooyinka iyo Mushaarka Shaqaalaha Rayidka "SAWIRRO"

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026
0

Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika sidoo kalena ah Safiirka Dalalka Southern Afrika Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In