Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobey oo ugu deeqaysa qaxootiga ku nool muqdisho 7 milyan oo doolar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobey oo ugu deeqaysa qaxootiga ku nool muqdisho 7 milyan oo doolar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

isku dubaha arrimaha bani’aadinimada Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr Peter de Klerk ayaa shaaciyey in sanduuqa Arrimaha bani’aadinimada ee deeqbixiyaasha kala gedisan ee Qaramada Midoobey  uu siinayo Soomaaliya lacag dhan 7 milyan oo doolar taas oo loogu tala galay in lagu caawiyo dadka  Qaxootiga ah, islamar ahaantaana  kor loogu qaadayo howlaha gurmadka ah ee  loo fidanayo Dadka iyagu ku barakcay gudaha Magaalada Muqdisho .

Bayaan laga soo saaray shir jaraa’id oo ay maanta Qaramada Midoobey qabatay ayaa lagu sheegay in deeqdaan ay tahay markii labaad loo fidanayo dadka soomaliya gudaheeda ku baraakacay taas oo ujeedkeedu tahay sidii loo hormarin lahaa adeegyada Waxbarashada, Caafimaadka, Cunnada, Biyaha, Hoyga, iyo arimo kale oo la xiriira faaya dhowrka degmooyinka dayniile iyo kaxda oo ka tirsan Gobolka Banaadir

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Degmooyinka Dayniile  iyo Kaxda ayaa  martigeliyay qoxootiga ugu badan ee ku nool Caasimada Muqdisho kuwaas oo iyagu kasoo barakacay qeybo kamid ah Gobolada dalka sandkii 2015 sababo la xiriira adeeg yari iyo xadgudyo dhanka xuquuqul’ insaanka ah  waxayna tiradooda kor u dhaafaysaa 120 kun oo qof

Waxaa xusid mudan in Qaramada Midoobey Bishii Julay ee Sanadkan ay ugu deeqday Qaxootiga ku nool Soomaaliya lacag dhan 7 milyan oo doolar taas oo howlo gargaar ah loogu fidiyey Qaxootiga ku nool Magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo

WD: IBRAHIM AZHARI 

Previous Post

Maamulka Degmada kaxda oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Caruur Danyar ah+SAWIRRO

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 10-9-2016

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 10-9-2016

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In