Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax Dad Shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Wadada Maka-Almukarama

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Qarax Dad Shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Wadada Maka-Almukarama
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha Qarxa,  ayaa goor-dhaw ka dhacay agagaarka Hotel Wehliye ee ku yaalla Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee magaaladda Muqdisho.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/casiis Cali Ibraahim ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ilaa iyo 14-qof ay ku dhinteen Qaraxa, sidoo kalana ay dhaawacmeen ilaa iyo Lix ruux.

Dhanka kale Saraakiisha Caafimaadka ee Isbitaalada magaalada Muqdisho ayaa inoo xaqiijiyay in khasaaraha dadka dhaawaca uu soo gaaray ay ka badanyihiin ilaa iyo 10-qof.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa mudooyinkaanba sii xoojiyay dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyadoo howlgalo laga sameeyay qaar ka mid ah Gobalada dalka khasaaro badan loogu gaystay cadowga umadda Soomaaliyeed ee Al-Shabaab.

Previous Post

Golaha wasiiradda oo ansixiyay heshiisyadii lala soo galay Turkiga intii u dhexeysay 2013-2018-(Sawirro)

Next Post

Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Qaraxii ka dhacay aga-gaarka Hotel Wehliye

Next Post
Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Qaraxii ka dhacay aga-gaarka Hotel Wehliye

Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Qaraxii ka dhacay aga-gaarka Hotel Wehliye

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In