Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax goor dhow laga maqlay magaalada ELAZIG Turkiga

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Qarax goor dhow laga maqlay magaalada ELAZIG Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay meel ku dhow saldhid boolice oo ku yaala magaalada ELAZIG ee briga dalkaasi.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Baraha bulshada ayaa la soo dhigay sawiro muujinaya qiiq weyn oo ka soo baxaya goobta uu qarax uu ka dhacay.

Wakaalada wararka u faafisa dalka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in nuu jiro khasaare ka dhashay qaxaasi oo ka dhacay meel ku dhow dhismaha saldhiga boolice ka ee gobalka Elazig.

Ma jirto cid sheegaya mas’uuliyada qaraxaasi, hase yeeshee saraakiisha dalka Turkiga ayaa qaraxyada noocani ah ku eedeeya inay ka dambeeyaan kooxaha mucaaradka Kurdriyiinta.

Shalay gelinkii dambe ayey aheyd markii qarax ka dhacay meel ku dhow fariisin ciidan oo ku taala isla magaalada Elazig oo ay ku dhinteen ugu yaraantii 3 qof, halka 70 kalena ay ku dhaawacmeen si ay sheegtay warbaahinta  Turkiga.

Previous Post

SAWIRO Dabwayn oo ka kacay Gobalka Kaliforniya California ee dalka Maraykanka

Next Post

Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo qodobo muhiim ah ka hadlay-Sawirro

Next Post
Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo qodobo muhiim ah ka hadlay-Sawirro

Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo qodobo muhiim ah ka hadlay-Sawirro

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In