Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaxooti SOomaali ah oo lagu qabtay xadka ay wadaagaan Kenya iyo Uganda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qaxooti SOomaali ah oo lagu qabtay xadka ay wadaagaan Kenya iyo Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka ilaalada xudduudaha Dalka Kenya ayaa Gacanta ku dhigay Lix Haween ah oo watay 16 Carruur Soomaaliyeed ah oo ka tallaabayay degaanka Lokiriama ee kala bara Yugaandha iyo Kenya.

Taliyaha Saldhigga Boliiska degaanka Lorugum, Charles Rono, ayaa sheegay in la xiray Qaxootigaasi iyo Laba Darawal oo u dhalatay Dalka Yugaandha, kuwaasi oo waday Gaadiidkii ay Dadkaasi ku safrayeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxa uu intaasi ku daray inay Dadkaasi doonayeen inay si sharci la’aan ah ku soo galaan Kenya, wuxuuna xusay inay Qaxootiga u gudbin doonaan Xerooyinka Qaxootiga ee Dhadhaab ama Kakuma, balse taasi beddelkeeda la marin doono baaritaanno dheeri ah go’aanno kalana laga qaadan doono.

Qaxootiga Soomaalida ee ku jirta Xeradda Dhadhaab iyo Kakuma ayaan loo oggolayn inay Dukumenti la’aan safraan, inkastoo Haweenka Soomaalida ee lagu qabtay Xuduudka Kenya la wadaagto Yugaandha ay wateen Baasaboorro.

Previous Post

Baarlamanka Hirshabeelle oo maanta dooranaya xubnaha aqalka sare

Next Post

Maxaa hortaagan oofinta ballantii kaalmooyinka dhaqaale ee loo qorsheeyay Soomaaliya?

Next Post
Maxaa hortaagan oofinta ballantii kaalmooyinka dhaqaale ee loo qorsheeyay Soomaaliya?

Maxaa hortaagan oofinta ballantii kaalmooyinka dhaqaale ee loo qorsheeyay Soomaaliya?

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In