Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaybo ka mid ah xabsiga dhexe oo dib loo dhisayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaybo ka mid ah xabsiga dhexe oo dib loo dhisayo

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasibaddan lagu dhagax dhigayay Qeybta Xabsiga garsugayaasha Xabsiga dhexe ee Xamar Oo Bub burtay ayaa waxaa si wada jir ah u dhagax dhigay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir iyo Xilibaan
C/qaadir Macalin Nuur iyadoo ay goobjoog ahaayeen Wasiirka Caddaladda C.laahi Axmed Jaamac iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jen Bashiir Maxamed Jaamac.

Mashruuca dhismahan ayaa waxaa maalgalineysa mu’asasada Macalin Nuur iayadoo arintaasna ay si weyn u soo dhaweeyeen Saraakiisha ciidamada Asluusbta madaama ay jirtay bahi weyn oo dhismaha xarunta loo qabay
Munaasabada dhagax dhigista ayaa ugu horayn waxa saxaafada la hadlay taliyaha ciidamada asluubta soomaaliyeed janaraal  bashiir maxamed jaamac .

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

“Mudanayaal manta waxa sharaf inuu ah inaan soo dhaweyno swasiirka cadaalada xeer ilaaliyaha guud  khaliifka guud ee mu asasada macalin Nuur inay noo dhagax dhagan    mashruucaan dib loogu dhisayo xabsigii garsugayasha”

xildhibaan Cabdul qaadir Macalin Nuur ayaa mubnaasibadda ka muujiyay haddii la isku tashado wax la qabsan karo.

“Sided u jeedaan dhagaxanti  caradii shamiitadii qalabkii iyo birihii mantana waxa ay noqotay matana  alxamdulilaahi rabil caalamin waxay noqoatay malintii furitanka waxan leenahay umada soomaaaliya sida
madaxdu sheegtay iga horaysay inay ogadaan ilahay inuu kaalmadoodu yahay inta ay isku kaalmaynayan sida nabigu sheegay” ayuu yiri xildhibaanku.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ganacsatada iyo dadka wax haysta ku Boorriyay inay ka qayb qeyb qaataan dayactir lagu sameyo xabsiyada dalka kuwoda bur bursan.

“Shacabka soomaaliyeed oo nuuc waliba leh ama ganacsato halahadan ama mu.asasad kale oo qay riyah ha noqdan ama jamaacad kale oo islaami ah oo wadanka ka jira ha noqdan ama hay aad ama shirkado dalka ka jira ha noqdan xabsiyada wadanka midkaan kaliyah mahan sida aad kan ku aragtan weye meel waliba meel walba daruuftaan aa katagan waxan rajaynaynaa baqan dad badan oo ka jawaba”ayuu yiri Axmed.

Wasiirka cadaladda xukumadda soomaaliya Cabdulaahi Axmed Jaamaca Ilka jiir ayaa gabagabadii  mahadcelin u jeediyey mu asasada macalin Nuur.

“waxan aad iyo ad gar ugu mahadnaqayaa mu asasada macalin nuur oo hada nuu nagala joogo qaliifkii iyo xaaji daahir  aad iyo aad ajiibka ay ajiibayn arintii uu u jeediyey xeer ilaaliyuhu mantana mirihii ugu horeyey aanu hayno een waxa weeye hadii ay wax dhaq dhaqaqan ama ay wax socdan dadku wey isku da yanayan” Ugu dembayntii taliska asluubta ayaa ka codsatay Qeybaha Bulshada iyo ganacsatada Soomaalyeed in sariiro ay ku jiiftaan Maxaabiista ku jirta Xabsiga loo keeno.

 

Previous Post

Gudoomiyaha baarlamaanka oo ka qaybgalay furitaanka baarlamaanka Uganda

Next Post

Madaxweynaha oo wafdi Mareykan ah ku qaabiley Muqdisho{Sawirro}

Next Post
Madaxweynaha oo wafdi Mareykan ah ku qaabiley Muqdisho{Sawirro}

Madaxweynaha oo wafdi Mareykan ah ku qaabiley Muqdisho{Sawirro}

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In