Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qeybaha bulshada ee gobolka Galgaduud oo u hambalyeeyay howlwadeenada Warbaahinta Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Koob lagu xusayay sanadguurada Warbaahinta Qaranka oo loo dhigay Kooxaha Heegan iyo Gaadiidka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud, ayaa hambalyo u diray  howl-wadeennada Warbaahinta Qaranka oo u dabaal dagaya sanad guurada afaraad ee dib u howlgelinta Telefishinka Qaranka.

Qeybaha bulshada oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin inay hambalyo u diraan dhamaan howlwadeenada Warbaahinta Qaranka, iyagoo ku booriyay inay sii dar dargeliyaan howlaha ay bulshada u hayaan, waxaana ay Madaxda sare ee dowladda ka codsadeen in il gaar ah ku eegaan shaqaalaha ka howlgalla Warbaahinta.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar ka mid ah dadkii la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa yiri; “Waxaan aad ugu faraxsanahay 4-ta April oo ah sanad guurada afaraad ee ka soo waregtay dib u howlgelinta Telefishinka Qaranka in aan halkaan uga hambalyeyno munaasabadan qiimaha badan leh shaqaalaha Warbaahinta Qaranka, waxaana kaloo tilmaameynaa inay yihiin shaqaale u diyaarsan inay bulshadooda u adeegaan”

Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa sidoo kale hambalyo tan la mid ah u soo diray howlweenada Warbaahinta Qaranka.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Amniga Gudaha: “Ciidamada amniga gacan halagu siiyo ka hortagga qatarta miinada”

Next Post

Akhriso: Wasaaradda Dhalinyarada oo soo bandhigtay fursad shaqo oo banaan

Next Post

Akhriso: Wasaaradda Dhalinyarada oo soo bandhigtay fursad shaqo oo banaan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In