Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo cambaaraysay weerar lagu qaaday Nabad ilaaliyayaasheeda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
QM oo cambaaraysay weerar lagu qaaday Nabad ilaaliyayaasheeda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay Shalay weerar loo geystay Nabad ilaaliyayaasheeda ku sugan Dalka Jamhuuriyadda Afrikada dhexe.

Weerarkan oo ay geysatay mid ka mid ah Malleeshiyada Argagixisada ee halkaasi ku dagaalanta ayaa waxaa ku geeriyooday Hal Askari oo kasoo jeeda Dalka Tanzaaniya, halka Toddoba kalana lagu dhaawacay.

“Wuxuu Golaha ammaanka dhaleeceynayaa weerar xooggan oo Saddexdii Bishan lagu soo qaaday xero ay ku sugan yihiin howlgalka xasilinta iyo is-dhex galka Bulshada Jamhuuriyadda Afrikada dhexe ee (MINUSCA) oo ka dhacay degaanka Dilapoko” ayaa lagu yiri war murtiyeed kasoo baxay QM.

12, 000 oo Ciidamo ka socda howl galka MINUSCA ee QM ayaa ku sugan Dalka Jamhuuriyadda Afrikada dhexe tan iyo Sanaddii 2013-kii, markaas oo ay kooxo Islaamiyiin ah talada ka fara maroojiyeen Francois Bozize, oo muddo dheer soo xukumayay Dalkaasi.

Xigaasho : SONNA

Previous Post

Maleeshiyada Shabaab oo qasaare ka soo garay dagaal ka dhacay Gedo

Next Post

Mareykanka”Waxaan qaarijinay 27 Al-shabaab kamid ah”  

Next Post
Mareykanka”Waxaan qaarijinay 27 Al-shabaab kamid ah”  

Mareykanka”Waxaan qaarijinay 27 Al-shabaab kamid ah”  

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In