Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo ku bixinaysa $11 milyan abaarta ka jirta Soomaaliya.

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
QM oo ku bixinaysa $11 milyan abaarta ka jirta Soomaaliya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta qaramada midoobay u qaabilsan ka jawaabidda xaaladaha deg dega ah ee loo soo gaabiyo (CERF) ayaa sii deysay war sheegaya in 11 million oo dollar ka Mareykanka ah ay ku bixin doonto kaalmada baniโ€™aadanimo dad gaaraya ย 224,000 oo ay saameysay abaarta ka jirta gobolada waqooyiga Soomaaliya.

Xafiiska isku duba ridka gargaarka insaaniga ay ee qaramada midoobay ee (OCHA) ayaa maalintii Arbacada sheegay in kaalmadan loogu talagalay in lagu badbaadiyo nolashada dadka ay abaarta saameysay oo ku nool deegaanada Puntland iyo Soomaaliland, ayagoo la shaqeynaya ururada ay bahwadaagta yihiin.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

” Kaalmadan ayaa waxaa kamid ah cuno, raashiinka kale ee nafaqada, tallaalka xoolaha, adeeg caafimaad,biyaha iyo hagaajinta nadaafadda ,” sida OCHA laga soo xigtay.

Qiimeyntii ugu dambeysay ee qaramada midoobay iyo heyโ€™adaha kale ee gargaarka ka shaqeeya ay sameeyeen ayaa muujisay in xaaladda abaarta ay tahay ย mid heerkeedu aad u sareeyo isla markaana dadka ay soo foodsaartay cuni yari nafaqa daro dadka ku nool deegaano ka tirsan ย Soomaaliya kuwaas oo lagu qiyaasay ย 4.7 million oo ruux taas oo u dhiganta 40% tirada dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin gargaar baniโ€™aadanimo.

Ku dhowaad 950,000 oo dadkan kamid ah waxaa heysata cuni yari aad u daran ayagoo maalin kasta la hardamaya sidii ay u heli lahaayeen waxa ay maalintii quutaan .Halka dadka barakacyaasha ay sadex dalool labo dalool ay u baahan ama ย 68% ay qarka u saaran yihiin in ay u dhintaan gaajo darteed.

Sida ay OCHA, sheegtay in kaalmadan 6.5 milyan kamid ah loo qoodeeyay dadka ay abaarta dhibaateysay gaar ahaan deegaanada dhaca waqooyiga Soomaaliya.

Waxaana dadka abaarta halakeysay sidoo kale laga taageeri doonaa sidii ay u heli lahaayeen hoy iyo in baahiyahooda mudnaanta koowaad la siiyo.

Xafiiska qaramada midoobay gargaarka insaaniga u qaabilsan ee OCHA, ayaa ugu dambeytii sheegay in dhibaatada abaarta ay ugu sii dartay markii ay hoos u dhaceen ilihii biyaha la cabo laga heli jirey taas oo soo socotay bilihii u dambeeyay.

Wadarta guud ee lacagta la heley ayaa gaaraysa 157 million oo dollarka Amerikaanka tan iyo bilowgii sanadkan taas oo loo qorsheeyay in lagu fuliyo kaalmada baniโ€™aadminimo ee Soomaaliya.

Xigasho: Xinhua

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Raโ€™iisulwasaare Cumar oo kala hadlay odayaasha dhaqanka Hiiraan ka qeyb galka shirka Jowhar-Sawirro

Next Post
Raโ€™iisulwasaare Cumar oo kala hadlay odayaasha dhaqanka Hiiraan ka qeyb galka shirka Jowhar-Sawirro

Raโ€™iisulwasaare Cumar oo kala hadlay odayaasha dhaqanka Hiiraan ka qeyb galka shirka Jowhar-Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In