Mudaneyaal Lifaaqa hoose waxaa ku jira qodobbada xalinta mooshinka laga soo gudbiyey Madaxweynaha 12kii August 2015 ayadoo lifaaqa kalena uu yahay micnaha ereyga qiyaanno qaran sare ayadoo qodobbadana lagu soo gebagebeeyey wadahadalladii ka socday xarunta xafiiska Guddoonka Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.
Mahadsanidiin
Wadahadalka Xallinta Mooshinka 12.08.2015
Micnaha Khiyaamo Sare ee Qaran[4]
—-DHAMMAAD—-
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka
Media & Public Relation office of Speaker