Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qofkii ugu Horeeyey ee Qaba Cudurka CronaVirus oo Laga Helay Dalka Yemen

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Qofkii ugu Horeeyey ee Qaba Cudurka CronaVirus oo Laga Helay Dalka Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Yemen oo la daalaa dhacaya xaalado biniโ€™aadantinimo kuwii ugu xumaa adduunka ayaa waxaa hadda taas u dheer inuu gaaray cuddurka dunida saamaynta ku yeeshay ee CronaVirus, iyadoo la sheegay in dalkaasi laga helay qofkii ugu horreeyey ee qaba cudurkaas.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wakaaladda wararka Yemen ee SABA ayaa sheegtay in Wasaaradda Caafimaadka iyo guddiga gar-gaarka degdeg ah ee Yemen ay si rasmi ah u diiwaan geliyeen qof laga helay dhamaan calaamadaha lagu yaqaan Crona Virus, qofkaas oo ku nool magaalada Al-Shihir ee gobolka Hadramout oo ku yaalla koonfurta waddanka Yemen.

Guddoomiyaha gobolka Hadramout ee dalka Yemen Faraj Salmin Al-Bihusni oo soo xiganaya Wasaaradda Caafimaadka Yemen ayaa dhankiisa xaqiijiyay qofka laga helay cudurka Crona, wuxuuna bulshada u sheegay in gobolka oo dhan la geliyay xaalad bandow ah.

Gudoomiyaha ayaa soo rogay bandoow laga waaberkii sabtida, sidoo kale wuxuu amray in xilliga habeenkii ah la xiro dhamaan goobaha ganacsiga ee ay bulshadu isugu yimaadaan, sidoo kale waxa uu ku dhawaaqay xiritaanka dekeda magaalada Al-Shihir, wuxuuna faray dhamaan shaqaalaha Dawladda ina

Qofka laga helay Crona Virus ayaa la sheegay inuu yahay muwaadin u dhashay waddanka Yemen oo ka shaqaynayay Dekedda magaalada Shihir, waxaana dadโ€™diisa lagu tilmaamay 60-sano

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka fuliyay degaano ka tirsan Galmudug

Next Post

Shir ย lagu heshiisiinayo beelahii ku dagaallamay duleedka Kismaayo oo lagu qabtay ย magaalada Kismaayo

Next Post
Shir ย lagu heshiisiinayo beelahii ku dagaallamay duleedka Kismaayo oo lagu qabtay ย magaalada Kismaayo

Shir ย lagu heshiisiinayo beelahii ku dagaallamay duleedka Kismaayo oo lagu qabtay ย magaalada Kismaayo

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In