Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorshaha dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cabdullahi Ciise oo meel wanaagsan marayo.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Qorshaha dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cabdullahi Ciise oo meel wanaagsan marayo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga Ku hawlan Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Cabdulaahi Ciise Ee Magaalada Galkacyo Ayaa Kulan Looga hadlayey sidii loo dardar gelin lahaa hawsha dhismaha garoonka Waxa ay layeesheen qaar ka mid ah Bahda Sportiga Gobalka Mudug.

Gudoomiyaha Ururka HAB Ee Gacanta Kuhaya Qorshaha Lagu dhisayo Garoonka Kubadda Cagta Cabdullahi Ciie  Mudane Maxamuud Cali Oo Ka war bixiyey halka uu marayo qorshaha Dhismaha Garoonka Ayaa sheegay in howlaha ugu horeeya  ee gudigaan ay qabanayaan ay tahay in todobaadkan la guda gali doono hawlaha dhismaha garoonka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Bahda Sportiga Magaalada Galkacyo ayaa dhankooda balan qaaday inay Gudiga kala shaqayn doonaan dhamaystirka Garoonka oo gacan ay ka gaysan doonaan dhismaha iyo hawlaha lagu hormarinayo garoonka.

Previous Post

Wasiirka-baadroolka DFS oo booqday Xarumaha Shirkadaha Shidaalka Dalka Suudaan.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In