Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorshaha Horumarinta Qaranka oo laga shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay weerarkii argagixiso ee Manda Bay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Agaasimeyaasha Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta  Dhaqaalaha ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda ee Muqdisho.

Shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen Xoghayaha Joogta, Agaasimeyaasha Waaxyaha, ayaa diiradda lagu saaray qorshe hawleedyada Waaxyaha Wasaaradda ee saddex biloodka ah waxa ka qabsoomay, kuwaas oo aad loogu darsay waaxyaha Agaasimaha Istaatikada, Qorsheynta, Qiimeynta, Kormeerka Maamulka iyo Shaqaalaha iyo Unugyada, Hay’adaha, Xafiiska Xal-waarida Barakacaayasha iyo Xafiiska Mashaariicda Midowga Yurub ( NAO).

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Agaasimyaasha ayaa soo bandhigay waxybaaha u qabsoomay Bilaha January, February March iyo waxyaabaha u qorsheysan In la qabto.

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo halkaas ka hadlay uu yari: “Waxaa inoo qabsoomay aruurinta xogaha Kalluumeysiga, Waxbarashada, Caafimaadka, gender-ka oo lagu soo daabaci doono buugga Fector, Sidoo kale waxa meel wanaagsan maraya hir-galinta Qorshaha Qaranka  iyo Qorshaha howleedka Hay’adaha Dowladda”.

Waxa kale oo uu intaas ku daray:  “Kormeerka iyo Qiimeynta oo si hufan u wada shaqooyinka socda iyo hirgalintooda”.

Shirka ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha Horumarinta Qaranka hirgalintiisa iyo Qorshe howleedka Wasaaraddaha Dowladda Faderaalka Soomalaiya sidii Qiirmeyn iyo dabgal loogu sameyn lahaa iyo Tababarada Shaqaalaha dowladda sidii loo kobcin lahaa aqoontooda.

W/Q: Cabdirashiid Nuur Ibraahim

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo La Kulmay Madaxa Hay’adda UNIDO ee Soomaaliya

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Dhex Maray Dowladda iyo Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Dhex Maray Dowladda iyo Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Dhex Maray Dowladda iyo Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In