Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas ay saameysay fatahaada wabiga Shabeelle oo la gaarsiiyay gargaar+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Qoysas ay saameysay fatahaada wabiga Shabeelle oo la gaarsiiyay gargaar+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka shabeellaha hoose ayaa maanta gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka u qeybiyay dad danyar ah oo ay saameysay fatahaad uu wabiga shabeelle ka sameeyay degmada Afgooye iyo deegaannada hoos yimaada.

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose Ibraahin Aadan Cali “Najax” ayaa sheegay in 1,000 qoys (kun qoys) ay u qeybiyeen wajiga koowaad ee gargaar ay ugu tala galeen dadka danta yar ee ay fatahaadu saameysay isagoo sheegay in ay sii wadi doonaan qeybinta gargaarka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

“Wajiga koobaad ee qeybinta Gargaarka ayaa maanta u qeybinay 1.000(Kun Qoys) oo ay saameysay fatahaada wabiga Shabelle ee Afgooye, si nabad ah ayee ku qaateen waxaan sii wadeynaa qeybinta Gargaaarka”ayuu yiri Najax.

Guddoomiye Ibraahin ayaa sidoo kale sheegay in dadaalkooda ay isugu geeyeen u gurmashada dadka ay fatahaadu saameysay.

“Waxaan si dhaw ula soconaa dadka ay saameesay fatahaada innagoo dadaalkeena iskugu geenay sidaan Gurmad dag dag ah u gaarsiin lahen Muwaadiniinta ka barakacay Biyaha”

Degmada Afgooye iyo deegaannada hoos yimaada ayaa waxaa ka barakacay qoysas badan oo danyar ah kuwaas oo ay saameysay fatahaad wabiga shabeelle uu ka sameeyay halkaas,waxeyna xukuumadda Soomaaliya fartay wasaaradda maaliyadda in gurmad loo sameeyo dadkaas.

Previous Post

Maamul goboleedyo magacaabay xubnaha ku metelaya guddiga farsamada ee shirkii Dhuusamareeb

Next Post

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado+SAWIRRO

Next Post
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado+SAWIRRO

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado+SAWIRRO

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In