Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas danyar ah oo deeq Raashin ah loogu Qeybiyay Gaalkacyo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qoysas danyar ah oo deeq Raashin ah loogu Qeybiyay Gaalkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan Zakaatul fidriga ah oo ay soo dhiibeen dad Soomaaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa ayaa maanta loo qeybiyay in ka badan 400  oo ruux oo isugu jira agoon naafo iyo dad danyar ah oo ku nool magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Xabiibo Maxamuud Cabdi Koofuroow oo iyadu wakiil u aheeyd ururka xanaano oo deeqdaan loo soo marsiiyaya dadkaan ka faa iideeystay ayaa warbaahinta qaranka uga warbixisay deeqdaan cidda soo dhiibtay iyo dadka loogu talagalaya.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Waxaa maanta halkaan ku bixineeynaa raashinkii fidrada ahaa ee ay soo dhiibeen dadka walaalaha ee muslimiinta ah ee ku nool dibadda ayna usoo dhiibeen dadka masaakiinta ah ee agoonta ah ee cuuryaamiinta ah in la siiyo raashinka dadka in la siiyo aan ugu talagalnay waa caruurta agoonta ee ay xanaaneeyaan uruirka xanaano iyo wixii kasoo hara oo aan ugu talagalnay ineey qaataan dadka cuuryaamiinta ah iyo dadka masaakiintaa ee dabkodu seexaday.

Duqa dagmada Galkacyo Bile Diini cali oo isna madasha ka hadlay ayaa ugu baaqay hay’addaha iyo dadkawax heystaa in aay u gar gaaraan dadka danyartaa ee ku nool magaalada Galkacyo ee xaarunta Gobalka mudug

NGO-yada iyo hay adaha caawiya dadka danyartaa sida agoonta iyo dadka cuuryaamiintaa waa ineey dadkaan in gaara kusoo eegaan waxaadba moodaa in dadka masaakiinta ee galkacyo ku nool hay aduhu aysan fiirin meeshaan waxaa ku nool markey u yaraato ilaa toban kun oo qof oo ka kooban Agoon iyo dadwaayeel ah oo aan waxba heysan iyo dad cuuryaamiin ah sidaa awgeed waxaan baaq hawada u marinayaa mar labaad iyo mar sadaxaadba in dadkaas il gooni lagu fiiriyo.

Deeqdaan Zakaatul fidrigaa ayaa qeyb ka ah deeqaha zakaatul fidrigaa oo xiliyadaan oo kale la siiyo dadka masaakiinta ee ku nool caalamka islaamka.

HBN (1) HBN (2) HBN (3) HBN (4) HBN (5) HBN (6) HBN (7) HBN (8) HBN (9) HBN (10)

Previous Post

Jaamacadda Plasma oo deeq lacageed u qeybisay 100-qof oo ka mid ah dadkii ka soo qaxay Yemen

Next Post

Xaflado lagu soo gebagebeeynayay tartamo Qur’aan aqris ah oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Xaflado lagu soo gebagebeeynayay tartamo Qur’aan aqris ah oo lagu qabtay Muqdisho

Xaflado lagu soo gebagebeeynayay tartamo Qur'aan aqris ah oo lagu qabtay Muqdisho

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In