Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas ku dhaqan Kaam ku yaal duleedka Magaalada Baydhabo oo ay lasoo ……..

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Qoysas ku dhaqan Kaam ku yaal duleedka Magaalada Baydhabo oo ay lasoo ……..
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Halkan waa kaam kuyaala duleedka bari ee Magaalada baydhao ee xaruunta Gobolka Bay Waxaana kujira Boqolaal Qoys oo Dhawaan ka soobarakacey Deegaano Farabadan oo hoos imaanaya G/Jubada hoose Sida Shanqalaw, Saakaw , Baalinbaasho . iyo Dameerka.

Deegaanada dakan ay ka soo barakaceen ayaa waxaa ka jirta Xaalado bani aadimo, mana helin Roob kufilan sedaxdii sano ee ugu danbeeyey . Waxaana Qoysiskan ay ubadanyihiin xoola dhaqato beeraley

Related posts

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

February 8, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026

inkastoo Deegaanada Dadka ay ka soo barakaceen Ay kajiraan abaar daran iyo Jiilaal dheeraadey waxaa in taasi uweheliya caqabado kale oo Farabadan oo Ka soowajahey kunoolasha deegaanadoodi Tas oo ay uga Horeyso in si qasab ah Al Shabaab ay uga askareeyaan Caruurta da adoodu kaweyn 10 ka sano

taas oo Waaladiintu ay sheegeen in ubadkooda , laga horjoogsado fursadaha waxbarashada, si aan kala sooc lahayna loogu dilo amma lagu dhaawaco weerarada lagu qaado meelaha ay dadku ku badan yihiin.

Caruur aad uda yer oo tiradooda kor udhaafaysa 500 ayaa kamid ah Barakaciyaasha, kuwaas oo waalidiintooda door biday in ay aruurtooda Ay ka soowadaan goobaha Shabaabka ay maamulaan si aan loo as kareen

carurtan oo hami weyn uhaya Waxabarashada ayaa waxaa si lacag la aan ah wax looga baraa Qol yer oo Cooshash kasameysan , bugaata iyo qakimada Wax lagubarto Qaar kood mahaysan taas oo kuumuujnaysa Daruufaha adag ee Haysta Qoysiska Caruuta. balseย  waxaa kamuuqatay hami Aad usareeya ee ay uqabaan Waxabarashada.

Gudoomiyaha G/baay Mudaneย  Cali wardhaare Cabduraxamaan oo maanta Booqadey Kaamka Tawfiiq ee ay kunoolyihiin Qoysiska ayaa lahadley warbaahinta Qaranka soomaaliyeed waxaana uu sheegay in lajoogo wakhtigii Qof walba uu kaqeyb qaadan lahaa Badbaadinta dadkan kurafaadsan Kaamkani.

Waxaa Diyaariyey:ย siraaji xaaji

Previous Post

Goob Ganacsi oo ay lahaayeen Muwaadiniin Soomssliyeed oo Koofur Afrika lagu Gubay(Sawiro).

Next Post

Midowga Raabidooyinka Dacawiga Soomaaliyeed ee Suudaan oo soo dhawaynayay Sheekh Bashiir Salaad iyo Culumo kale(Sawirro).

Next Post
Midowga Raabidooyinka Dacawiga Soomaaliyeed ee Suudaan oo soo dhawaynayay Sheekh Bashiir Salaad iyo Culumo kale(Sawirro).

Midowga Raabidooyinka Dacawiga Soomaaliyeed ee Suudaan oo soo dhawaynayay Sheekh Bashiir Salaad iyo Culumo kale(Sawirro).

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QAHIRA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweyn meeqaamkeedu sareysay loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA HOOSE):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa fuliyay hawlgal bartilmaameed ah oo ka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌe ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐œ๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta Biyo-Mareenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In