Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysaskii ka barakacay colaadda Gaalkacyo oo biyo dhaamin loo sameeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Qoysaskii ka barakacay colaadda Gaalkacyo oo biyo dhaamin loo sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli ku dhawaad sodan kun oo qoys  oo ka barakacay magaalada Gaalkacyo ay ku sugan yihiin deegaanada ku dhaw magaalada isla markaana ay heysato dhibaatooyin la xariira dhanka adeegyada aas aaska u ah nolasha beni’aadamka ayaa waxaa maamulka Gobalka Mudug ee Galmudug ay biyo dhaamin u sameeyeen ku dhawaad kun qoys oo ku sugan tuulada Carfuuda oo ku dhawaad 30km dhanka waqooyi bari kaga began magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug kadib kormeer ay halkaasi ku tageen mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad goboleedka Galmdug C/rashiid Xaashi Cartan

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug Mudane Cabdirashiid Xaashi Cartan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka kaddib kormeerkaasi  ayaa sheegay in biyo ay la soo gaareen dadkii ka barakacay magaalada, isagoo intaa ku daray in iminka ay u baahanyihin gurmad kale oo dheeraad ah.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026

Dhinaca kale C/rashiid Xaashi Cartan ayaa ku baaqay in loo wada istaago daminta colaada iyo dagaalada ka jira magaalada Gaalkacyo, si bulshada ay dib ugu soo laabtaan guryahooda.

“Waxaan ugu baaqayaa dhammaan madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug in nabad laga wada shaqeeyo, nabaddu waa geed weyn oo la wada harsan karo inaan noqono dad Nabadda iyo daganaanta ku dadaalla”ayuu yiri Cabdirashiid.

Qaar ka mida dadka ku barakacay Deegaankaasi Carfuuda oo warbaahinta Qaranku ay wax ka weydiisay xaaladooda nolaleed iyo dhibaatooyinka heysta ayaa ka warbixiyay saameeynta ay nolashooda ku yeelatay barakacu, iyagoo  ka mahad celiyay biyo dhaaminta iyo gurmadyada kale ee loo sameeynayo.

 

vlcsnap-2016-10-23-02h27m53s136  vlcsnap-2016-10-23-02h28m34s67 vlcsnap-2016-10-23-02h28m43s163 vlcsnap-2016-10-23-02h28m52s240 vlcsnap-2016-10-23-02h29m05s122 vlcsnap-2016-10-23-02h29m16s220 vlcsnap-2016-10-23-02h29m24s45 vlcsnap-2016-10-23-02h29m31s126 vlcsnap-2016-10-23-02h29m52s86 vlcsnap-2016-10-23-02h30m04s190 vlcsnap-2016-10-23-02h30m13s24 vlcsnap-2016-10-23-02h30m20s96 vlcsnap-2016-10-23-02h30m40s52

 

 

Previous Post

Shirkanadda Nadiifinta deegaanka oo qorsheyneyso dib u soo celinta bilicda Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Qarax gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa Taalada Daljirka iyo Isgoyska Boondheere

Next Post
Daawo Sawirrada: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay Muqdisho

Qarax gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa Taalada Daljirka iyo Isgoyska Boondheere

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

February 20, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In