Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qunsul Cali Begadi oo Booqday Maxaabiis Soomaaliyeed oo Lagu Eedeeyay inay sharci daro ku soo galeen Kenya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qunsul Cali Begadi oo Booqday Maxaabiis Soomaaliyeed oo Lagu Eedeeyay inay sharci daro ku soo galeen Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Dalkani kenya mudane Cali Maxamed Shiikh (Cali Begadi) ayaa saldhiga Buruburu ee magaalada Nairobi ku booqday 11 maxaabiis Soomaaliyeed,kuwaasi oo la soo qabtay,iyagoo si sharci dara ah dalka ku soo galaayo.

Maxaabiistani oo isugu jira 7-gabdhood iyo 4-wiil ayaa waxaa laga soo qabtay deegaanka Isiolo oo ay xabsi ku yaala deegaankaasi ku xirnaayen mudo 3-bilood ah,waxana xukun maxkamadeed ka dib loo soo wareeejiyay Xabsiga Buriburi ee ku yaala magaalada Nairobi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qunsullka oo Maxabiista kala sheekeystay Xaaladooda iyo marxaladihii ay soo mareen mudadii ay xirnaayeen,waxana uu xusay inay Maxaabiista nidiideen in dib loogu celiyo Soomaaliya,islamarkaana safaarada ay codsadeen inay ka caawiso sidii ay ugu wareejin lahayd Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR.

Cali Maxamed Shiikh Cali Bagadi qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Dalka kenya ayaa waxa uu u balan qaaday maxaabiistani in uu ka shaqeyn doono qaabkii Xabsiga looga saari lahaa oo ay dib xoriyadooda ugu heli lahaayeen,isagoona ugu baaqay Hay’adda UNHCR inay maxaabiistani siiso waraaqaha aqoonsi qaxootinimo.

Previous Post

Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro oo deeq lacag ah gaarsiisay dhaawacyo laga keenay Baydhabo

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray dalka Tunisia “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray dalka Tunisia “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray dalka Tunisia “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In