Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qunsulka Soomaaliya ee Imaaraadka oo kulan la yeeshay Jalliyadda Soomaaliyeed”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan wada tashi ah waxaa ku yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool wadankaas iyo Qunsulka Soomaaliya ee dalkaasi Axmed Daahir Maxamed waxaana u jeedada kulanka aheyd sidii loo sameyn lahaa madax ay yeeshaan Jaalliyadda halkaasi.

Kulanka oo lagu qabtay magaalada Abu Dubai ee caasimadda ayaa intii uu socday waxaa mas’uuliyiintii ka hadashay ay sheegeen in ay ahmiyadda balaaran ay leedahaya in Jaalliyadda ay yeelato dad matala isla markaana ka hadla danahooda.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Qunsulka guud ee Soomaaliya  dalka Isutagga imaaraadka Carabta Mudane Axmed Daahir Maxamad oo kamid ahaa mas’uuliyiintii kulan kala qeybgashay Jaalliyadda ayaa sheegay in bisha Fibraayo ee sanadkan soo socoda la qaban doono shirweyne balaaran oo lagu dooranaayo Guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen oo ay yeeshaan Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Wadanka Isutagga Imaaraadka Caranta.

Wadanka Isutagga  Imaaraadka Carabta ayaa ku nool Jaalliyad balaaran oo Soomaali ah,waxaana mudooyinkii dambe ay mas’uuliyiinta Safaaradda iyo Qunsuliyadda ay wadeen dadaalo ay ku doonaayaan in ay Jaalliyadda ay ku mideeyaan.

IMG_5253 IMG_5263 IMG_5271 IMG_5280 IMG_5303 IMG_5304 IMG_5309 IMG_5319

Previous Post

Madaxda maamullada K/galbeed iyo Jubba oo wadahadallo ku leh magaalada Kismaayo

Next Post

Barlamaanka oo maanta ka dooday Miisaaniyadda sanadka 2015-ka

Next Post

Barlamaanka oo maanta ka dooday Miisaaniyadda sanadka 2015-ka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In