Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha Dalka Ingiriiska oo isbitaal la dhigay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
R/wasaaraha Dalka Ingiriiska oo isbitaal la dhigay.

Britain's Prime Minister Boris Johnson reacts during a press conference at Downing Street on the government's coronavirus action plan in London, Tuesday, March 3, 2020. Johnson is announcing plans for combating the spread of the new COVID-19 coronavirus in UK.(AP Photo/Frank Augstein, Pool)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha Dalka Britain Boris Johnson ayaa xalay la dhigay isbital kuyaala magaalada London ee xarunta Dalkaasi Ingiriiska,kadib markii laga heley cudurka Corona-virus,waxaana si tijaabo ahaan loogu hayn doonaan isbitalka muddo dhan 10 maalmood,sida uu ku wargeliyay dhaqtarkiisa gaarka ah.

Haweeney afhayeenad ah oo shaacisay war ka soo baxay aqalka Down Street ayaa xustay in ra’iisul wasaare Boris Johnson uu baaqi ku si ahaan doono isbitaalka muddo 10 maalmood ah,isagoo maraya tijaabooyin ku aadan baxnaaninta cudurkan halista ah ee Covid-19.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Wuxuu u mahadceliyay ra’iisul wasaaraha dalkaasi Ingiriiska ee la xanuunsanaya Viruska-Corona howlwadeenada dowladda shaqada adag oo ay hayaan,wuxuuna bogaadiyay dhaqan gelinta in dadku ay baaqi ku sii ahaadaan guryohooda,si looga bad baado fiditaanka cudurkan.

Ra’iisul wasaare Boris ayaa sii wadanaya mas’uuliyadiisa shaqo,balse xog-hayaha arrimaha dibadda ee Britain ayaa la filayaa in uu shir guddoomiye kulan looga hadlayo arrimaha Covid-19 oo dhacaya maanta oo Isniin ah.

Dhanka kale madaxweynaha Mareykanka Donald Jey Trump ayaa caafimaad deg deg ah u rajeeyay Mr Boris,wuxuuna sheegay in uu yahay saaxiib aad u wanaagsan,isagoo intaasi ku daray in shacabka mareykanka dhamaan ay garab taagan yihiin.

Ra’iisul wasaaraha Dalka Britain Boris Johnson ayaa ku karantiilnaa gurigiisa tan iyo 27 March markii laga heley Cudurka Covid-19,markii ugu horeysay ayuu khamiistii la hadlay dadweynaha

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Radio Muqdisho.

Next Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo Guddi u saarayo xalinta colaada degmada Walaweyn.

Next Post
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha K/Galbeed oo Guddi u saarayo xalinta colaada degmada Walaweyn.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In