Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culumaa’udiin ayaa ku sugan Istuudiyaha Radio Mogadishu waxaana ay ku howlan yihiin raadinta bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Waxa ay la xiriirayaan gobollada Dalka ayaga oo Ka codsaday cida aragta bisha iney lasoo xiriiraan telefoonnada Radio Muqdisho ee kala ah:-
861011
861012
861014
861016
0612888589
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...













