Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raggii weerarka Boosaaso fuliyay oo qaarkood saxaafadda loo soo bandhigay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Raggii weerarka Boosaaso fuliyay oo qaarkood saxaafadda loo soo bandhigay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir jaraa’id oo ay Bosaso ku qabteen Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku xigeenkiisa iyo taliyaha qayta Booliska Gobalka Bari ayay ku sheegeen weerarkii xalay inay ku dileen labo Al-Shabab ah, saddex kalen ay ku dhaawaceen, sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen gaadiid gurmad u ahaa kooxda weerarka soo qaaday.

Saraakiishan waxay sheegeen dhankooda inuu kaga dhintay hal Askari, afar kalena oo dhaawac fudud ay ka soo gaartay weerarka, kuwaasi oo ay ku sheegeen in lagu dabiibayo xarumaha caafimaadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyayaashaan waxay shirkooda jaraa’id kusoo bandhigeen dadkii ay gacanta ku dhigeen, Baastoolado iyo Gawaridi Falki xalay lagu fiyay, oo ay maleeshiyaadka kooxda Shabaab u adeegsadeen weerarkii ay ku qaadeen bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamado ka tirsan kuwa Puntland.

Raga lasoo qabtay ayaa waxaa la qabtay xilli gaarigii ay la socdeen uu la rogmaday , dhaawac ahaana loo dhigay isbitaalka guud ee magaalada Bosaaso , waxaana gaarigoodii laga helay hub kale duwan.

Dahlinayarada ayaaa waxa ay ka tirsanaayeen qaarkood kuwa dhaqa gaadiidka ee ka shaqaysta magaalada Bosaaso , sida warbaahinta uu ka sheegay mid ka mid ah dhalinyaradii weerarka gaysatay.

7

1

2

3

4

5

6

Previous Post

Newcastle United iyo Stoke Ciy oo Bareejo Ku Kala Baxay “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga joogta ee baarlamaanka oo go’aamiyay xilliga xukuumadda la horgeynayo Baarlamaanka

Next Post
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade

Guddiga joogta ee baarlamaanka oo go’aamiyay xilliga xukuumadda la horgeynayo Baarlamaanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In