Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dalka Itoobiya kaga qeyb galaya shirka TanaForum, kaas oo muddada uu socdo diirada lagu saarayo arrimaha qaaradda Afrika.
Ra’iisal wasaare Xamsa, ayaa shirka ka jeedin doona khudbad uu kaga hadli doono caqabadaha heysta Qaaradda Afrika iyo sida loo maareeyn karo.