Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha dalka oo ka qayb galay munaasabad lagu Mamuusayay Maalinta Nabadda Adduunka”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha dalka oo ka qayb galay munaasabad lagu Mamuusayay Maalinta Nabadda Adduunka”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabadaan oo ahayd mid lagu xusayey maalinta Nabad Adduunka   ee 21 September  ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana ka qayb galay  Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya, xubno katirsan labada Gole ee Dowladda Soomaaliya, Madaxda maamullada puntland , Jubbaland ,Galmudug , ergeyga gaarka ah ee Qaramadda Midoobe u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya , Uururka haweenka Qaranka iyo marte Sharaf kale.

Xuska maalinta  Nabadda Aduunka  oo hal ku dhig looga dhigay sanadkaan  aanu midowno horumarinta Nabadda ayaa waxaa  soo qaaban qaabiyey  xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, waxaana heeso  ka turjumaya ahmiyadda Nabadda ka qaadayey fanaaniin Soomaaliyeed .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay uqaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicolas kay oo munasabadda  ka hadlay ayaa sheegay in munasabadaani ay fursad wayn u tahay hoggaamiyaasha Soomaaliyeed isla markaana ay ku soo aaday  iyadoo Magaalada Muqdisho uu ka socdo  kulamo wadatashi ah  oo looga hadlayo  Masiiiirka  Umadd aSoomaaliyeed.

Madaxwaynayaasha maamul gobolleedyada , Jubaland  Axmed Maxamed Islaam  Axmed Madoobe, Galmudug  Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas oo si wada jir ah uga  hadlay munaasabadda ayaa   hoosta ka xariiqay in ay lagama maar maan tahay in guuud ahaan  bulshada Soomaaliyeed inay ka qayb qaataan horumarinta Nabadda Soomaaliya.

Wasiiirka haweenka iyo horumarinta  xuquuqul insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali  ayaa xustay in Nabaddu ay tahay  tan ugu muhiimsan  in ay helaan  qofkasta oo noole ah.

Ra’iisul wasaaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar  Cabdirashiid  Cali Sharma’arke oo ugu dambaytii  Munaasabadda hadal kooban  ka jeediyey ayaa  tilmaamay in  Nabad lagu gaari karo in la helo  xasilooni  Siyaasadeed  isla markaana looga baahan yahay Arrintaas inay sameeyaan Haweenka iyo dhallinyarada.

DSC04639 DSC04651 DSC04656 DSC04657 DSC04658 DSC04659 DSC04660 DSC04663 DSC04666 DSC04670 DSC04671 DSC04675 DSC04683 DSC04684 DSC04686 DSC04694 DSC04703 DSC04705 DSC04708 DSC04715 DSC04717 DSC04719 DSC04725 DSC04728 DSC04743 DSC04749 DSC04756

Sawir qaade Farxaan sulaymaan daahir

 

Previous Post

Dhagayso warka duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Tababar loo Furay Beeralay ka timid Gobolka Shabeellaha Hoose” SAWIRRO”

Next Post
Tababar loo Furay Beeralay ka timid Gobolka Shabeellaha Hoose” SAWIRRO”

Tababar loo Furay Beeralay ka timid Gobolka Shabeellaha Hoose" SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In