Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

MUUQAAL-Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cumar C/rashiid Oo qado u sameeyay xubnihii hore ee Golaha Wasiirada iyo Golaha cusub “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
MUUQAAL-Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cumar C/rashiid Oo qado u sameeyay xubnihii hore ee Golaha Wasiirada iyo Golaha cusub “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan qadada ah ee maanta uu la yeeshay ra’isul wasaaraha dalka mudane cumar cabdi rashiid xubnihi hore e golaha wasiirada iyo xubnaha cusub ee xukuumadiisa ayaa waxa u jeedkiisu ahaa sidi looga wada hadli lahaa qaabka xil wareejinta iyo sidi ay u wada shaqeyn lahaayeen xukuumadan cusub iyo Sii hayeyaasha Wasaaradaha Xukuumaddii Hore.

Ridwaan Xirsi Maxamed ku xigeenkii hore Ee R.wasare C.weli Sh Axmed oo ku hadlayay magaca xubnaha xukuumaddii hore ayaa tilmamay in xukuumadda cusub ay horyaalan howlo badan loona baahanyahay in ay duruus ka qaataan waxyaabihii la soo maray, isagoo xukuumadda cusub u rajeeyay isku duubni.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Maxamed cabdi xayir maareeye wasiirka wasaarada warfaafinta Hidaha Iyo Dalxiiska ee xukuumada soomaaliya  oo ugu horeyn kulanka Qadada ah ka hadlay ayaa sheegay in ujeedka kulankan uu ahaa in R.wasaaraha Soomaaliya uu bogaadiyo Kartidii iyo Hormarkii Ay dalka gaarsiiyeen Xukuumaddii hore.

R.wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Md Cumar Carte Qaalib oo insa ka hadlay kulanka ayaa ku Amanay Xubaha golaha Wasiirada Howlihii Badnaa ee ay Qabteen isagoo balan qaaday in ay halkooda ka sii Amba qaadayaan shaqadaasi.

Gabagabadii kulanka waxaa hadalka Qaatay R.wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C.rashiid Cali Sharmaarke Isagoo kulankan ku tilamaamay in uu fursad u yahay dardar galinta shaqooyinka Adag ee xukuumadda horyaala.

‘’Taladiina Waa loo baahanyahay Xukuumaddii Hore, waxa aan heyno waa howl qaran, haddii aan intiina isku tagto guul ayaan gaareynaa, waxaa soo marteen waqti aad u dag waana ka mahadcelineynaa aqbalaadda qadada aan idinku casuumay, waana bogaadinayaa, waxaana xukuumadda cusubna kula dardaarmayaa karti iyo Hufanaan, waxaana isku Ognahay Waa Shaqo” Sidaasi waxaa yiri R.wasaare Cumar C.rashiid Cali Sharmarke

Kulankan ayaa imaanaya iyada oo dhawaan la guda gali doono Xil wareejinta Xafiisyada Xukuumaddii hore Ee R.wasaare C.wali Sh Axmed Maxamed.

IMG_6117 IMG_6141 IMG_6147 IMG_6158 IMG_6177 IMG_6180 IMG_6188 IMG_6190 IMG_6192

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Musikiiste Maxamed Weli Xasan Oo Goor Dhow Geeriyooday

Next Post
Marxuum Muuse Nuur Amiin oo ku geeriyooday Muqdisho

Musikiiste Maxamed Weli Xasan Oo Goor Dhow Geeriyooday

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In