Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayay saraakiil la dalacsiiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayay saraakiil la dalacsiiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabadan   oo ahayd  mid lagu dhaarinayey  sarakiil cusub oo ka tisan ciidanka booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo ah dhallinyaro Jaamacadaha kaga soo biiray  Sanadkaan Booliska ayaa  lagu qabtay xarunta Taliska booliska Soomaaliyeed ee magalaada Muqdisho .

Munasabadda  lagu dhaarinayey Sarakiisha  Cusub booliska  Soomaaliyeed  ayaa  waxa ka qayb galay Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya , Wasiiro, Taliyaha Ciidanka booliska, taliyaha ciidanka  Asluubta, safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya  Sacuudiga, Ururka Haweenka Qaranka iyo Sarakiil kale, waxaana heeso  ka hadlaya waxqabadka iyo waajibaadka Ciidanka Soomaaliyeed ka qaadayey  fanaaniinta  Hobolada Heegan .

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed  Sareeyo Gaas  Maxamed Sheekh Xasan Xamud oo warbaahinta la hadlay  ayaa  sheegay   inay sharaf wayn u tahay ciidanka booliska Soomaaliyeed in ayku  soo biraan   dhallinyaro Jaamiciyiin ah.

IMG_9123 IMG_9118 IMG_9114 IMG_9106 IMG_9103 IMG_9096 IMG_9093 IMG_9089 IMG_9088 IMG_9084 IMG_9070 IMG_9067 IMG_9060 IMG_9057 IMG_9055 IMG_9053 IMG_9052 IMG_9049 IMG_9046 IMG_9040 IMG_9036 IMG_9034 IMG_9031 IMG_9026 IMG_9024 IMG_9023 IMG_9020 IMG_9012 IMG_9009 IMG_9008 IMG_9005 IMG_9003 IMG_9001 IMG_8995 IMG_8992 IMG_8990 IMG_8987 IMG_8983 IMG_8981 IMG_8974 IMG_8973 IMG_8963 IMG_8960 IMG_8959 IMG_8957 IMG_8955 IMG_8953 IMG_8952 IMG_8950 IMG_8935  IMG_8933

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada oo cutubya katirsan ciidanka xoogga u soo xiray tababbar “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In